WAJAALE NEWS

Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Qaadhaan Lacageed Ka Gudoomay Gudida Gaadiidleyda Tawakal.

HARGAYSA(W,N)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda ahna ku simaha Madaxweynaha Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta qaadhaan lacageed ka gudoomay Guddida Gaadiidleyda Tawakal ee isaga goosha Somaliland iyo Jabuuti.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa guddidaa Tawakal uga mahad celiyey qaadhaanka ay soo gaadhsiiyeen Guddida Abaaraha ee heer qaran islamarkaana ka guddoomay gaadhaan dhan $5000.

Exit mobile version