WAJAALE NEWS

War Naxdin Leh:Shil Gaadhi Oo Sobobay Dhimashada Sadex Ruux Iyo Dhaawacyo Kala Duwan Oo Hada Ka Dhacay Dooxa Agamsaha Ee Degmada Arabsiyo

Hargaysa(wajaalenews)waxaa mar dhawayd ka dhacay dooxa Agamsaha oo ka tirsan degmada Arabsiyo shil naxdin leh oo sobobay dhimasha sadex ruux iyo dhaawaca hal ruux  ka dib markii ay isku dheceen laba gaadhi oo nooca looyaqaan raaxo taxi ah iyo gaadhi nooca waaraadka loo yaqaan ah waxaana sida wararku sheegayaan  in sadexda ruux eek u dhintay shilkani ahaayeen dadkii la socday gaadhiga raaxo Taxi wixii warar ah ee ka soo kordha kala soco Wajaalenews

Exit mobile version