London(Wajaalenews)Waxaan dhawaan dalka UK lagu qabtay shir aad u baaladhan oo lagaga hadlayay sidii dalka jamhuuriyada somaliand loo maalgashan lahaa shirka ayaa waxaa kaqayb galay wafti hogaminayo madaxwayanaha somaliland iyo ganacsatada reer somaliland kuwaasi oo ka jeediyay khudbada kala duwan oo ku saabsan dalka somaliand in uu yahay dal dihin
Mareeyaha guud ee xawaalada oomaar global Mudane Xasan Maxamuud Cige ayaa ka jeediyay khudbad soo jiidatay shucuubtii meesha iskugu timid iyo maalgashadayaal shisheeya kadib markii uu si mugle u sharaxay dal ahaan iyo doorka ay Oomaar compand ku leeyahay bulshada somaliland ilaa xiligi dadka reer somaliland ku sugnaayen xeryahay qoxootiga
Waxa kale oo uu xusay in xawaalada oomaar global tahay xawaalada caalimya xidhiidh fiicana laleh umada reer somaliand iyo haadayaha dalka joogba isagoo balan qaaday in ay mudan tahay in lagu soo hirto
Halkan Ka Daawo
Wajaalenews.net
Hargeisa/Office