WAJAALE NEWS

DAAWO;Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Wado Cusub Oo Laga Hirgeliyey Magaalada Borama

BORAMA(Wajaalenews) Madaxweyne ku xigeenka jamhuuriyada Somaliland eng.c/raxmaan c/laahi ismaaciil saylici ayaa waxa safar ku tagay magaalada borama isagoo mashariicna xadhiga ka jaray wadada isku xidha istaanka hargaysa iyo guriga martida ee magaalada borama oo dhareerkeedu dhan yahay 1km iyo badh

WAJAALENEWS DESK

BORAMA OFFICE

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

Exit mobile version