WAJAALE(W,N)-Wiil dhalinyaro ciyaartoy ahaa oo dhawaan si fool loogu dilay magaalada wajaale kadib markii ay dileen dhalinayaro kale oo kooxaha kubada ah ayaa maanta lagu aasay magaalada wajaale
Odayaasha iyo waxgaradkii kasoo qaybgalay aaska marxuum cabdiraxmaan Bare Askar ayaa xukuumadu ugu baaqay in sharciga loo mariyo dhalinyaradii dilka ugaysatay marxuumkan iyagoo sheegay in loo baahan yahay in laga hor tago falalka noocan ah oo hadii wax laga qaban waayo halis ku ah bulshada magaalada wajaale.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;