WAJAALE NEWS

Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Xadhiga ka Jaray Wajiga Koowaad Ee Dhismaha Wadada Boorama Iyo Baki.

BOORAMA(W,N)- Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici  oo ay weheliyaan Badhasaabka gobolka awdal iyo ka degmada Borama ayaa xadhiga ka jaray wajigii koowaad dhismaha wadada isku xidhaysa Borama iyo Baki Oo Ay Hirgalinayso hay’adda ASARDA.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version