DOHA(wajaalenews)Dhamaan bulshada reer somaliland ee ku nool dalka Qatar iyo nawaaxigeeda waxaa la ogaysiinayaa in habeenka jimcaha magalada doha lagu qaban doono munaasabad qaadhaan loogu ururunayo Somaliland national Library
Munasaba ayaa waxaa marti I noogu ah masuulyiin sare oo ka socda gudida dhismaha Somaliland national Library halkaas oo warbixino farabadan inaga siinaya halka uu marayso hawshaa
Munasaban ayaa waxaa soo qaban qaabiyay dhalinyarada reer somaliland ee ku nool dalka Qatar
Hadaba waxaa laga codsanayaa cidkasta oo jecel in ay ka qayb qadato dhismaha Somaliland national Library waa in ay ka soo qayb gashaa munasabadaas oo ka dhici doonta Grand Regal Hoteel wakhtiga ha la ilaaliyo 6.30
Abdalla Abu Haniifa
Doha Qatar