OGAYSIIS Dhamaan Bulshada Reer Somaliland ee Dalka Qatar ka Soo Qayb Gal Munasabad Qaadhaan Loogu Ururinayo Somaliland National Library | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
OGAYSIIS Dhamaan Bulshada Reer Somaliland ee Dalka Qatar ka Soo Qayb Gal Munasabad Qaadhaan Loogu Ururinayo Somaliland National Library
January 22, 2014 - Written by Editor:

DOHA(wajaalenews)Dhamaan bulshada reer somaliland ee ku nool dalka Qatar iyo nawaaxigeeda waxaa la ogaysiinayaa in habeenka jimcaha magalada doha lagu qaban doono munaasabad qaadhaan loogu ururunayo Somaliland national Library

 

Munasaba ayaa waxaa marti I noogu ah masuulyiin sare oo ka socda gudida dhismaha  Somaliland national Library halkaas oo  warbixino farabadan inaga siinaya halka uu marayso hawshaa

Munasaban ayaa waxaa soo qaban qaabiyay dhalinyarada reer somaliland ee ku nool dalka Qatar

Hadaba waxaa laga codsanayaa cidkasta oo jecel in ay ka qayb qadato dhismaha Somaliland national Library waa in ay ka soo qayb gashaa munasabadaas oo ka dhici doonta  Grand Regal Hoteel   wakhtiga ha la ilaaliyo 6.30

 

Abdalla Abu Haniifa

Doha Qatar

cabdalejaamac85@hotmail.com

 

COMMENTS
LINKS