JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND
Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party
حزب العداله والرأفة
Ref/UCID/933/2013 Date: 04/11/2013
Uj: Xil-Magacaabis
Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID markuu arkay baahida wayn ee loo qabo in la magacaabo Xoghayayaasha Banaan ee Xisbiga UCID, markuu la tashaday Guddida Fullinta, markuu la tashaday Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID, Gudoomiyuhu isaga oo raacaya Qod 22aad Markuu ku qancay kartida iyo wax-qabadka ay leeyihiin waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 04/11/2013 uu magacaabay Xubnahan hoos ku qoran:
- 1. Eng. Maxamed Mahdi Maxamuud (Buubaa)
Xoghayaha Maamulka & Qorshaynta ee Xisbiga UCID
- 2. Maxamuud Cali Madoobe (Jiir)
- 3. Xoghayaha Dhalinyarada & Ciyaaraha ee Xisbiga UCID
- 4. Cabdiraxmaan Axmed Cali
- 5. Xoghayaha Arimaha Bulshada ee Xisbiga UCID
- 6. Ismaaciil Cabdi Ismaaciil
- 7. Gudoomiyaha Abaabulka & Wacyegelinta ee Gobolka M/Jeex ee Xisbiga UCID
ALLAA MAHAD LEH
Gudoomiyaha Xisbiga UCID
Eng. Faysal Cali Waraabe:______