WAJAALE NEWS

Daawo:Wasiir Xirsi oo sheegay lacagta Qurbe-jooga OO DHami Ku Darsadeen Wadada Ceerigaabo Inay Ka Badan Tahay Lacagta Wasiir Samsam oo Kaliyii Bixisay

xirsi
ALLaybaday(W.N): Wasiirka Wasaarada  Madaxtooyada  Somaliland Mudane: Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa khudbad uu ka jeediyay allaybadey waxa uu ku sheegay in lacagta dhamaan qurbe joogta somaliland bixiyeen ee ay ku darsadeen dhismaha dawga ceerigaabo marka la isku wada geeyo inay ka badan tahay inta wasaarada waxbarashadu ay ka soo uruurisay ardayda dugsiyada somaliland khudbadaa wasiir Xirsi oo dhamaystiran halkan ka daawo:

Exit mobile version