WAJAALE NEWS

Dawlada Jabuuti Oo Somaliland Ka Taageeraysa Tababarka Ciidanka Asluubta.

Hargaysa(W,N) xukuumada somaliland ayaa shaacisay dhinaca  tababarka ciidamada asluubta oo ay dawlada jabuuti ka caawin doonta

Wasiirka Wasaarada Cadaaladda ayaa ka hadlay waxyaabihii u qabsoomay wasaarada iyo tababar ciidanka somaliland ay ka taageerayso dawlada jabuti.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

Exit mobile version