WAJAALE NEWS

Wasiirka Beeraha Jsl Oo Soo Saaray Wareegto Uu Ku Mamnuucayo Sharciyanta Dhul Beereedyada Gobolada Awdal Iyo Salel!

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaarada Beeraha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Muumin Seed ayaa soo saaray wareegto uu ku mamnuucayo Sharciyaynta Dhul beereedyada Ku yaala Gobolada Awdal iyo Salel.

Wareegta uu soo saaray Wasiirka Wasaarada beeruhu ayaa lagu yidhi “kadib markii ay bateen muranka dhul beeryada gobolada Awdal iyo Salel waxaan gabi ahaanba joojinay in la sharciyeeyo dhulbeereeyada Gobolada Salel iyo Awdal ee ay khusayso wareegtadani.

Iyadoo maamulka iyo taliyayaasha ciidamada lagu war galiyay  laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 29/09/2019 In la joojiyay sharciyayntooda.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version