|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Ucid oo masuuliyiin Cusub u magacaabay xilal sarsare
November 4, 2013 - Written by editorJAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party حزب العداله والرأفة
Ref/UCID/933/2013 Date: 04/11/2013 Uj: Xil-Magacaabis Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID markuu arkay baahida wayn ee loo qabo in la magacaabo Xoghayayaasha Banaan ee Xisbiga UCID, markuu la tashaday Guddida Fullinta, markuu la tashaday Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID, Gudoomiyuhu isaga oo raacaya Qod 22aad Markuu ku qancay kartida iyo wax-qabadka ay leeyihiin waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 04/11/2013 uu magacaabay Xubnahan hoos ku qoran:
Xoghayaha Maamulka & Qorshaynta ee Xisbiga UCID
ALLAA MAHAD LEH Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe:______ Related posts:Aqoonyahanka Reer Somaliland Ee Dalka Hindiya Wax Kusoo Bartey Oo Kulan Xiiso Badan La Qaatay Dr... "Ninka Maanta Suldaan Sheegayana Ee Habar Awaleey Diyaar Garooba Leh, Isagoo Dalkii Haysta, Anigu Ca... “Waxaan Shirkaa Laascanood Uga Digayaa Inay Ka Fogaadaan, Dagaal Dir Iyo Daarood Ah Oo ku Dushooda K... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|