WAJAALE NEWS

R Wajaale News: Munaasibad Lagu Abaal Marinayay Ardayd Ka Qaklin Jabisay Dugsiyada Salaama Schools Ayaa Ka Dhacday Hutel Crown Ee Magaalada Hargeysa :

(Wajaale News)-Ayaa waxa ka soo qayb galay masuuliyiin tiro badan oo uu hor kacaayo wasiirka wasaarada dhalin yuarada ciyaaraha iyo dalxiiska Somaliland cali siciid raygal, guddoomiyaha haaya,ada dhawarista iyo tayata Somaliland mr:cali biikalo ,guddoomiyaha jimciyada mujaahidiinta Soooyaal,,,,agaasimaha waaxda bareefadada dalka pro:muuse ,wasiirkkii hore ee wasaarada ganacsiga ee xukuumadii riyaale abiib fil fil iyo marti sharaf kale.

 

Halkan Ka Dhagayso

Wajaale Radio”][/Riix Si Aad U Dhagaysato]

Exit mobile version