WAJAALE NEWS

Guddoomiyaha Baanka Somaliland Oo Kormeer Shaqo ku Tagay Gabiley Iyo Wajaale.

TOG WAJAALE(W,N) Gudoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay gobolka gabiley isagoo gaadhay magaalo gancsiyeedka wajaale soona booqday sida ay shaqeeyaan baananka dalka aynu jaarka nahay ee etoobiya ee dhinaca wajaale qaybta itoobiya

Waxaana soo dhawayn gudoomiyaha baanka ka ahdlay maayarka magaalada gabiley iyo wajaale

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/TrJCAKfLdLo

Exit mobile version