WAJAALE NEWS

“Laba Nin Oo Aan Talada Gali Jirin, Ayaa Midna Gudoomiye Xisbi Noqday, Midna Madaxweyne”Faysal Cali-waraabe

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid oo ka hadlayay madal ay dalada dhalinyarada Somaliland ee sonyo soo qaban qaabisay oo lagu soo bandhigayay buug ayaa farta ku fiiqay caqabadaha dhalinyarada Somaliland haysta iyo duruufaha ku xeeran

Sidoo kale Gudoomiye Faysal ayaa muranka siyasaadeed ee dalka ka taagan la xidhiidhiyay gudoomiyaha xisbiga wadani iyo madaxwayne biixi oo uu sheegay in ay taladii qabteen laba nin oo aan midna gali jirin talada oo midna noqday gudoomiye xisbi midna madaxwayne

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version