WARAR
-
Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo kulan la Qaatay Bulshada Ururada Rayidka Ah
Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta xaruntooda kullan kula yeeshay ururrada bulshada rayidka ah oo ay hogaaminayso Dallada SONSAF.
KDQ ayaa si faahfaahsan uga warbixiyey halka ay marayaan hawlaha diyaar-garowg...
Saturday, September 28, 2024
-
Dawlada Itoobiya Oo Shirkii Golaha Amaanka Kaga Hadashay Heshiiska Is Afgarad Ee Ay la Gashay Somaliland Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamtay Eedaha Maamulka Somaliya.
Wasiirka Arrimaha dibedda ee Itoobiya Taye Atske Selasse, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedaymaha dawladda Soomaaliya ee la xidhiidha heshiiskii is-af garad ee dhex maray Somaliland iyo Itoobiya.Waxaanu ku tilmaamay mid ...
Saturday, September 28, 2024
-
Waftigii Uu Hogaaminayay Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Sidiiran Loogu Soo Dhaweeyay Gobolka Saaxil.
BERBERA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani iyo waftigii uu hogaaminayay oo ka midahaa gudoomiyaha xisbiga xubno kamid ah hogaanka xisbiga ,xildhibaano iyo masuuliyiin kale oo saaka ka jarmaaday caasimada hargaysa ayaa si...
Saturday, September 28, 2024
-
DAAWO;-Boqor Buurmadow Oo Sidiiran Loogu Soo dhaweeyay magaalada Caynabo Iyo nuxurka Khudbada uu ujeediyay shacabka
CAYNABO(W,N)-Boqor cismaan aw maxamuud buurmadow ayaa maanta sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalo madaxda gobolka saraar ee caynabo
Sidoo kale boqor buurmadow ayaa hadal dardaaran iyo xog waran iskugu jira ujeediyay shacabka re...
Friday, September 27, 2024
-
Xaafada Daami Ee Caasimada Hargaysa Oo Lagu Qabtay Duco Loogu Sii Wanqalayo Guusha Doorashada Ee Musharax Cirro,
HARGAYSA(W,N)-Xaafada daami ee caasimada hargaysa ayaa maanta lagu qabtay munaasibad duco ah oo loogu sii wanqalayo guusha la filayo ee musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan cirro
Munaasibadan ducada ah ayaa waxa...
Friday, September 27, 2024
-
Madaxweynaha Jsl iyo wefti uu hoggaaminayo oo si ballaadhan loogu soo dhaweeyey degmada Cadaadley.
Cadaadley-26-09-2024-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo xubno wefti ah oo uu hoggaaminayo, ayaa soo dhaweyn ballaadhan loogu sameeyey degmada Cadaadley oo masaafo dhan 90KM dhinaca Koonfur Bari ...
Thursday, September 26, 2024
-
“Reer Gabiley Waxay Muujiyeen Doonista Shacabka Isbadal Doonka Ah”Musharax Cirro.
“Reer Gabiley Waxay Muujiyeen Doonista Shacabka Isbadal Doonka Ah”Musharax Cirro.
https://www.youtube.com/watch?v=4OkSdmDKJhg...
Thursday, September 26, 2024
-
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Wadddani Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Si Diiran Loogu Soo dhaweeyay Magaalada Gabiley.
Magaalada Gabiley Iyo Guud Ahaan Gobolkaasi Waxa Si weyn Loogu Soo Dhaweeyey Wefdi Uu Hogaaminayo Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga Waddani , Reer Gabiley Ayaa Si Weyn U Sheegay Sida Diyaarka Ugu Yihiin Isbadalka Hormar Iyo Walaalnin...
Thursday, September 26, 2024
-
Maamulka Gobolka Gabiley Oo Xoog Ciidan Kula Wareegay Goobtii loo Diyaarinayay Soo Dhawaynta Musharax Cirro Iyo Ku Biirista Xisbiga Waddani Ee Haldoorka Reer Gabiley.
GABILEY(W,N)-Ciidamo Boolis ayaa Maanta galinkii danbe xoog ukala wareegay goob loo diyaarinayay in ay maalinta bari ka qabsoonta munaasibada ay siyaasiyiin reer gabiley Ahi Ay ugu Biiranayaan Xisbiga waddani kuwaasi oo uu horkaca...
Wednesday, September 25, 2024
-
Kooxda Xidigaha Geeska Oo Soo Saaray Hees Hurada Udiiday Xukuumada M. Biixi Iyo Dadka Baraha Bulshada ka Taageera!
Kooxda Xidigaha Geeska Oo Soo Saaray Hees Hurada Udiiday Xukuumada M. Biixi Iyo Dadka Baraha Bulshada ka Taageera!
HALKAN KAGA BOGO HEESTAN CUSUB IYO NUXURKA AY XANBAARSAN TAHAY;
https://www.youtube.com/watch?v=J0CzQ8rmdQM...
Monday, September 23, 2024
-
Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wafti Kasocday Baanka Aduunka Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
Duqa Caasimadda Hargeisa Mudane Cabdikariin Axmed Mooge, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ballaadhan oo ka socday Baanka Adduunka.
Kulankan ayaa waxa uu gogolxaadh u ahaa Shaqooyin horumarineed oo aanu baandhka aduunka ...
Monday, September 23, 2024
-
Dawlada Masar Oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay In Ay Usafraan Somaliland. Xili Ay Jsl Dalkeeda ka Cadhisay Shaqaalihii Dalka Masar.
Dowladda Masar ayaa soo saartay amar ay uga digeyso muwaadiniinteeda inay u safraan dalka Somaliland, xilli dhawaan ay xukuumadda Somaliland xidhay Maktabaddii Masaarida ee Hargeysa.
Masar ayaa waxay ugu baaqday kuwa hadda ...
Monday, September 23, 2024
-
“Ma Jiro Wax Martiqaad Kulan Ah Oo Aannu ka Helnay Madaxweynaha, Iyo Xitaa Kulan Aannu ka Warqabnay In Uu Qabsoomayo” Xisbiga Waddani.
HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha Guud ee xisbiga Waddani Khadar Xuseen ayaa layaab ku tilmaamay war habeenkii xalay kazoo bxay madaxtooyada kaasi oo lagu sheegay in xisbiga waddani ka maqnaaday kulan xisbiyada ku balan sanaayeen oo ka qabs...
Monday, September 23, 2024
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka qaybgalay Qalinjebinta ducaddii 13-aad ee ka Aflaxda Machadka Shaqaalaha Dawladda
Hargeysa;(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo ay ku qalinjebinayeen 214-arday oo ah dufcaddii 13-aad ee ka Aflaxda Machadka Shaqaalaha dawladda Somalilan...
Sunday, September 22, 2024
-
Odoyaasha Iyo Ehelada Sarkaalkii Lagu Diley Magaalada Xariirad Oo Sheegay In Ay Talaabo Qaadi Doonaan Hadii Gacan Ku Dhiiglihii Lagu Keeni Waayo 72Saacadood!
GABILEY(W,N)-Odayaasha Iyo Ehelada Taliyihii Ciidanka Ilaalada cashuuraha ee lagu diley magalada xariirada Marxuum Siciid xasan oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada gabiley ayaa fariin culus udiray beeshii uu ka soo jeeday ...
Saturday, September 21, 2024
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo kulan la Qaatay Ergeyga Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay.
Hargeisa-21-09-2024-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay ergeyga xoghayaha guud ee qaramada Midoobay Ambassador James Swan oo dalka booqasho ku yimi.
...
Saturday, September 21, 2024
-
Shirkii Golaha Wasiirada JSL Iyo Nuxurka Qodobadda Kasoo Baxay!
Nuxurka Qodobadda laga soo saaray shirkii golaha wasiirrada Somaliland Ee Maanta!
WAR-SAXAAFADEED:-21-09-2024
Nuxurka qodobbo laga soo saaray shirkii golaha wasiirrada ee Maanta
Fadhigii 132-aad ee Golaha Wasiirrada Jamhu...
Saturday, September 21, 2024
-
Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Kulan La Qaatay Qaybo Kamid Ah Madaxdhaqameedka Gobolka Awdal
Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi cirro ‘ Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeenka Xisbiga Maxamed Cali Aw Cabdi Iyo Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi xaji Cali Xasan
Oo Ay Weheliyaan Gudoomiyah...
Friday, September 20, 2024
-
“Maanta Haddaan Ahaan lahaa Muuse Oo Anoo 23 Guuto Wato Reer Yari u i Jebiyey Maan Ordeene, waan is Dili lahaa”Gudoomiye Faysal
"Maanta Haddaan Ahaan lahaa Muuse Oo Anoo 23 Guuto Wato Reer Yari u i Jebiyey Maan Ordeene waan is Dili lahaa, innaga oo xadkeenni in yar u jirna buu Oog inna keenay markaasu lee yahay waan ordayaa, Haddaad Ordayso Orod Oo Olympic...
Friday, September 20, 2024
-
Dawlada Turkiga Oo Sheegtay In Ay Waji Cusub Ku Galayso Wadahadaladii Fashilmay Ee Itoobiya Iyo Somaliya!
Dowladda Turkiga ayaa shaacisay qaab cusub oo ay u wajaheyso wada-hadallada ay ku dhex-dhexaadineyso Soomaaliya iyo Itoobiya kadib markii ay fashilmeen wareeggii 3-aad ee wada-hadallada.
Wasiirka arrimaha dibedda Turkiga Hakan ...
Friday, September 20, 2024
-
“Inadeerkay Xasan Gaafaadhi Waxaan Ku Idhi, Xaraga Imaatinka Boqorka Qaata, Ama Xanuunka Imaatinka Boqorka Qaata”Siyaasi Maxamuud xaashi.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Kaah Maxamuud xaashi cabdi oo ka hadlayay madal meher aroos ah ayaa wasiir xasan gaafaadhi oo ay isku deegaan yihiin usoo jeediyay in imaatinka dalka ee boqor cismaan buurmadow ay xilig...
Thursday, July 25, 2024
-
Dawlada Somaliland Oo Ka Digtay in ciidamada badda Ee Turkigu Kusoo Xadgudbaan Xeebaha Somaliland.
Sidaasna waxa lagu sheegay War-saxaafadeed ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland oo ay soo turjuntay Wakaaladda Wararka Somaliland ee SOLNA.
Wasaaradda Arrimaha dibaddu w...
Thursday, July 25, 2024
-
Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal oo Si Adag Uga Horyimid Heshiiska Isfaham Ee Somaliland Iyo Itoobiya
BOORAMA(W,N)-Wasiirkii Hore ee wasarada boosaha xukuumadii axmed siilaanyo Siyaasi Maxamed jaamac abgaal oo kamid ah siyaasiyiinta reer awdal ayaa si adag uga horyimid heshiiska isfaham ee Somaliland iyo itoobiya kaasi oo itoobiya...
Thursday, July 25, 2024
-
Safiirka Somaliland Oo Warqad Aqoonsiga Ugudbiyay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya.
ADIS ABABA(W,N)-Safiirka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya dalka Itoobiya, Adam Geedi Qayaad, ayaa si rasmi ah warqad aqoonsi ah ugu gudbiyay Melaku Bedada Senbeta, Agaasimaha Guud ee Hab-maamuuska Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ito...
Wednesday, July 24, 2024
-
Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah Usameeyay Siyaasi Xasan Macalin Oo Xisbiga Kusoo Biiray
Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Xirsi Xaaji Cali Xasan iyo Masuuliyiin kamid ah Xisbiga,ayaa habeenkii xalay ahaa ka qayb-galay xaflad ballaadhan ...
Wednesday, July 24, 2024
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Markale Eedo Ujeediyay Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha somaliland ahna gudomiyaha xisbi xaakimka kulmiye ayaa sidii caadada u ahayd markale eedo culus ujeediyay xisbiga waddani isagoo sheegay in ay wadamada aqoonsiga somaliland diidan ...
Wednesday, July 24, 2024
-
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka S.P.P Oo Ka Warbixiyay Kulan Ay Xisbiyada Iyo Ururada La Qaateen Komishanka Doorashooyinka
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Shacabka EE S.P.P Garyaqaan Maxamed Maxamuud xaashi “Timo” ayaa ka warbixiyay kulan ay maanta ururada iyo xisbiyada qaranku la qaateen komishanka doorashooyinka Somaliland
Gudoom...
Wednesday, July 24, 2024
-
Musharaxa Madaxwaynaha Iyo Madaxwayne Kuxigeen Ee Xisbiga Waddani Oo Soo Dhaweeyay Madaxdhaqameed Iyo Siyaasiyiin Reer Awdal Ah
HARGAYSA(W,N)-Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro Oo ay wehelinayaa musharax madaxwayne Xigeenka iyo Afhayeenka xisbiga Waddani Waxay Maanta kulan Dheer La Yeesheen Waxgarad Iyo Siyaasiyi...
Tuesday, July 23, 2024
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Xaaji Cabdi Aw Cadde)
Hargeysa(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay Aas qaran oo maanta xabaalaha Naasahablood ee duleedka Koonfur-bari ee caasimadda Hargeysa loogu sameeyey Marxuum Xaaji Cabdi Aw Maxa...
Tuesday, July 23, 2024
-
Somaliland Oo Markale ka Hadashay Mawqifkeega Fulinta Heshiiskii Isfaham Ee Itoobiya Wada Galeen!
HARGAYSA(W,N)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shaacisay inay ka go’an tahay hirgelinta heshiiskii isfaham ee dhex maray Itoobiya, waxana ay jawaab ka bixisay haddallo ka soo yeedhay Maamulka Soomaaliya.
Sidaasna ...
Tuesday, July 23, 2024
-
Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Wakiilada Jsl Oo Sheegay in Ay Laalayaan Dacwada Laga Soo Gudbiyay Xildhibaan Maxamed Abiib!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka labaad ee golaha wakiilada Somaliland cali xaamud jibriil ayaa sheegay in uu baaqday fadhigii aan caadiga ahayn ee golaha wakiilada layskugu yeedhay maalinta khamiista
Sidoo kale gudomiye cali...
Tuesday, July 23, 2024
-
Hogaanka Xisbiyada Kulmiye Iyo Ucid Oo Kulan Yeeshay Iyo Arimaha Ay ka Wada Hadleen.
Madaxda xisbiyada Qaranka KULMIYE iyo UCID, ayaa maanta yeeshay kulan qado ah oo ka qabsoomay Hotel Baraar ee Magalada Hargeysa.
Kulankan waxay masuuliyiinta labada Xisbi kaga wada hadleen sidii looga wada shaqayn lahaa arrimah...
Monday, July 22, 2024
-
Xukuumada jsl Oo shaacisay In Sharciga la Horkeenayo Ninka Caadaystay Cayda Dumarka Ee Saalax
Wasiirka wasaarada dinta iyo awqaafta Somaliland ayaa sheegay in sharciga la horkeeni doono nin la baxay daaci saalax oo mudooyinkii udanbeeyay caadaystay cayda dumarka.
https://www.youtube.com/watch?v=W51FJ5RQ2JE...
Monday, July 22, 2024
-
Mudanayaasha Golaha Wakiilada Jsl Oo Layskugu Yeedhay Fadhi Deg Deg Ah Iyo Eedihii Xil, Abiib Oo Lagaga Hadlayo!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Yaasiin Xiir Faratoon ayaa fadhi aan caadi ahayn iskugu yeedhay xildhibaanada golaha wakiilada kaasi oo loo cayimay in uu qabsoomo maalinta khamiista
Sidoo kale Gudoomiyaha ...
Monday, July 22, 2024
-
Shirkadda Ethiopian Airline Oo War ka Soo Saartay Muuqaal Laga Faafiyay Gabadh Somaliyada Oo Xoog Lagaga Dajinayo Diyaarada
ADIS(W,N)-Shirkadda Ethiopian Airline oo war ka soo saartay muuqaal baraha bulshada ku faafay saacadihii u dambeeyey ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay in xogaha sheegaya in gabadh Soomaaliyeed laga dejiyey kursi diyaaradeed...
Sunday, July 21, 2024
-
Haweenka Caasimada Hargaysa Oo xukuumada ka dalbaday in ay Deg Deg Usoo Xidho Nin Caadaystay Cayda Dumarka
HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah haweenka reer Somaliland gaar ahaan caasimada hargaysa oo maanta isku soo baxay ayaa xukuumada ka dalbaday in deg deg loosoo xidho nin lagu magavaabo daaci saalax oo caadaystay ceebaynta dumarka iyo cayd...
Sunday, July 21, 2024
-
Qaarkamid Ah Haldoorka, Dhalinyarada Iyo Haweenka Beesha Cabdale Sacad Oo Biiray Xisbiga Waddani IyO Soo Dhawayntii Hogaanka Xisbiga!
Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro Iyo Murashaxa madaxweyne Ku Xigeenka maxamed Cali Aw Cabdi Iyo Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Xaji Cali Xasan Waxay Si Heersare U Qaabileen Aqoonyah...
Sunday, July 21, 2024
-
Golaha Wakiilada Jsl Oo War Kasoo Saaray Dacwadii Xeer Ilaalintu Usoo Gudbisay Ee Xildhibaan Maxamed Abiib.
HARGAYSA(W,N)-Gudida joogtada ah ee golaha wakiilada Somaliland ayaa war kazoo saaray dacwadii xeer ilaalintu usoo gudbisay ee xildhibaan maxamed abiib taasi oo ay golaha kaga dalbatay in ay xasaanada ka qaadaan iyagoo danbiyo kus...
Saturday, July 20, 2024
-
“Inanka Faqiirka Ahna Waa La Guursanayaa, Ka Wax Haystana Waa La Guursanayaa” Nasiiba Sheekh Adan Siiro
Nasiiba Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud ayaa ka hadashay hadal habeenkii xalay ah madal ay maxaarido ka jeedinaysay ka tidhi ninkale kaasi oo siyaabo kala duwan looga falceliyay
https://www.youtube.com/watch?v=4lrhWWckUwk...
Saturday, July 20, 2024
-
Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Boorama Iyo Nuxurka Khudbad Uu Ujeediyay Shacabka!
BOORAMA(W,N)-Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay magaalada boorama halkaasi oo kumanaan shacab ahi ay kusoo dhaweeyay
Sidoo kale Xildhibaan Maxamed Abiib ayaa khudbad qiiro leh ujeediyay...
Saturday, July 20, 2024
« Previous Page — Next Page »
|
|