Madaxdhaqameedka Somaliland oo ka hadlay xaalada colaadeed ee ka taagan magaalo madaxda gobolka sanaag ayaa baaq nabadeed udiray beesha warsan gali oo maalmihii udanbeeyay shir uga socday gobolka sanaag iyagoo sheegay in ay udhigayaan gogol nabadeed.