|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Cisbitaalka Hargaysa Ku Booqday Arday Maanta ku Dhaawacantay Shil Gaadhi.
January 6, 2025 - Written by Editor:Wasiirka wasaarada waxbarashada iyo barbaarinta umaddka Somaliland oo uu weheliyo badhasaabka gobolka maroodi jeex ayaa galabta cisbitaalka way nee magaalada hargaysa ku booqday dhaawaca arday saaka ku dhaawacmay shil gaadhi ka hordhacay dugsiga sare ee faarax oomaar halka ay shilkaasi ku geeriyootay hal ardayad alle ha,unaxariistee sagaal kale ku dhaawacmeen kuwaasi oo xaaladooda caafimaad lagu dabiibaya cisbitaalka hargaysa Wasiirka iyo masuuliyiinta kale ayaa dhaawaca ardayday mid mid u dul istaagay. Related posts:Halkan ka Akhri Nuxurka Qodobo Hordhac Ah Oo Ay Isla Qaateen Gudiyada Farsamo ee Waddahadalka Somali... DAAWO ; Beel-Waynta Samaroon Ee Degmada Tog Wajaale Oo Shaaciyay In Ay Si Rasmi Ah Ugu Biirtay Xisb... Daawo: Sheekh Maxamed Dirir Oo Ka Hadlay Maxay Diinta Islaamku Ka Qabto Daawadda Bidaarta Laga Marsa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|