|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Ganacsiga Jsl Oo Kulan La Qaatay Qaarkamid ah Ganacsatada Alaabaha kala Soo Dega Dekeda Berbera!
January 1, 2025 - Written by Editor:BERBERA(W,N)-Wefti uu Hogaaminaayo Wasiirka Ganacsiga iyo Dalxiiska Mudane Cabdiraxmaan Xasan Nuur, Weftigaasi oo Maalmihii u danbeeyey hawlo shaqo u joogay Magaalada Berbera, ayaa lakulmay Ganacstaddaa, alaabaha Ka soo saara Dekada Berbera. Ujeedda kulan Wasiirka iyo Ganacstada ayaa ahaa isbarasho iyo xog waraysi ku aadan hawlaha shaqo ganacsi ee ay Masuulka ka yihiin. Wasiirka ayaa ganacstada ka dhagaystay Cabashooyinka ay qabaan iyo caqabadaha hortaagan adeega ay bulshada u hayaan. Related posts:Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasiya Oo La Xidhiidha Doorashada Iyo Dha... Maraykanka Oo Xukuumada Madaxwayne Farmaajo Ugu Baaqay In Ay Kulan Deg Deg Ah La Yeelato Madaxda Maa... Madaxweynaha Jsl Oo Booqday Safaaradda Somaliland Ku Leedahay Dalka Jabuuti Iyo Waxyaabaha Uu Kusoo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|