WARAR
-
Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Jsl Oo Shaaciyay Wakhti Uu Furmayo Shir Caalimaya Oo Lagu Qabanayo Somaliland
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha baanka dhexe ee jamhuuriyada somaliland ayaa shaaciyay in uu somaliland ka furmi doono 05 bishan shirwaynaha dhaqaalaha islaamka oo ay kasoo qaybgalayaan dalal badani
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FA...
Saturday, March 2, 2024
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Kulan Deg Deg Ah Iskugu Yeedhay Maayar Mooge Iyo Xildhibaanada Golaha Deegaanka Hargaysa
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka arimaha gudaha somalilnd ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu maalinta sabtida ee bari kulan iskugu yeedhay maayarka caasimada hargaysa iyo xildhibaanada golaha deegaanka degmada hargaysa kaasi oo aan la shaacin ...
Friday, March 1, 2024
-
Shirkadda Ethiopian Airlines Oo Dalka Jabuuti u Wareejisay 14 Duulimaad Oo Hawada Soomaalida Isticmaali Jirtay!
Addis Ababa (W,N)- Shirkadda Ethiopian Airlines, ayaa wax ka beddel ku samaysay marinka Duullimaadyadyada diyaaradaha isticmaala Hawada Soomaalida sababo la xidhiidha muranka u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya.
Ethiopian ...
Friday, March 1, 2024
-
Gudoomiye Kuxigeenka Kowaad Ee Xisbiga kulmiye Oo Kulamo La Qaatay Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Arabsiyo, Wajaale Iyo Gabiley
GABILEY(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbi xaakimka kulmiye cabdicasiis maxamed samaale ayaa maanta oo jimce safar ku tagay gobolka gabiley isagoo kulamo kala duwan la qaatay qaybaha bulshada ku dhaqan magaalada arabsiyo, ...
Friday, March 1, 2024
-
Dib Umilicso Dadaaladii Qadiyada Ictiraaf Raadinta Somaliland Iyo Waftigii Midowga Africa Ee Socdaalka Ku Yimid 2005.
HARGAYSA(W,N)-Dadaalada Ictiraaf raadinta jamhuuriyada Somaliland ayaa marxalado kala duwan soo maray kuwaasi oo 2005 uu midowga Africa Somaliland usoo direen waftiga xaqiiqa raadinta kaasi oo kulamo la qaatay golayaasha guurtida ...
Friday, March 1, 2024
-
Saraakiil Katirsan Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Deeq Waxbarasho Ka Helay Dalka Taiwan
HARGAYSA(W,N)-Taliyaha ciidanka qaranka Somaliland s/g nuux ismaaciil taani iyo wakiilka dalka Taiwan ufadhiya Somaliland ayaa maanta sobootiyay saraakiil ciidamada qaranka katirsan oo deeq waxbarasho ka helay dalka Taiwan.
...
Thursday, February 29, 2024
-
Dawladda Ingiriiska Oo Sheegtay Inay Madaxweynaha Jsl Muuse Biixi Kala Hadashay Sidii Doorashadu U qabsoomi Lahayd Sannadkan 2024
HARGAYSA(W,N)-Safiirka Dawladda Ingiriiska Ufadhiya Somalia Iyo Somaliland maalintii shalay safar ku yimid dalka ayaa ka hadlay kulan uu maanta la yeeshay Madaxweynaha Somaliland Iyo Arimaha Ay Ka wada Hadleen.
.
“Waxaan...
Thursday, February 29, 2024
-
Maamulka Gobolka Saaxil Oo Xadhiga ka Jaray Mashaariic Laga Hirgaliyay Magaalada Berbera!
BERBERA(W,N)-Maamulka Gobolka Saaxil oo ay weheliyaan maamulka degmada berbera iyo madaxda haayado caalamiya ayaa xadhiga ka jaray mashaariic laga hirgaliyay gudaha magaalada berbera.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
http...
Thursday, February 29, 2024
-
Shirkii Golaha Wasiirada Somaliland Oo Laga Soo Saaray Go,aamo Culus Oo La Xidhiidha Cadaawada Maamulka Somaliya!
War-murtiyeed-25-02-2024
Fadhigii 125aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo ka maanta oo ay taariikhdu tahay 29/02/2024 ka qabsoomay qasriga madaxtooyada, islamarkaana uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriya...
Thursday, February 29, 2024
-
Suxufi Maxamed Cali Waji Iyo Xog Waranka Sheekadii lnantii Waa Sakaraad!
HARGAYSA(W,N)-Suxufiga Rugcadaaga ah ee Maxamed Cali Waji oo ah suxufi Xigmad Badan oo sheekooyinkiisa ay bulshada aad ugu qososho ayaa ka sheekeeyay sheekadii islaantii waa Sarakaad oo Nuxur balaadhan xanbaarsan.
HALKAN KAGA B...
Thursday, February 29, 2024
-
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl Oo Isku Shaandhayn Ku Sameeyay Gudi Hoosaadyada Golaha!
HARGAYSA(W,N)-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland Md Yaasiin Maxamuud Xiir Faratoon, ayaa isku shaandheyn ku sameeyey Guddi-hoosaadyada Golahaasi ka kooban yahay.
Guddoomiye Faratoon, ayaa wareegto uu maanta...
Wednesday, February 28, 2024
-
“Waxaynu Aaminsan Nahay Iyo Qadiyadeena & Qarannimada Somaliland, Maaha Mid Ku Waxyeeloobaysa, Qof La Qasho Iyo Laba La Qashaytoona”Gudoomiye Samaale.
GABILEY(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga Kulmiye Cabdicasiis Maxamed Samaale oo maanta magaalada gabiley kaga qaybgalay aas qaran oo loo sameeyay Marxuum Cabdi xaaji Xasan Abraar oo dhawaan ku geeriyooday magaalada gar...
Wednesday, February 28, 2024
-
Suxufi Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto Oo Ka Waramay Dhacdo Naxdin Leh Oo Hargeysa Saaka Ka Dhacday.
Gabadh wadatay gaadhi Haariyar ah ayaa saaka inta ay dhamaan daaqadaha u xidhay kaga dhex tagtay ilmo yar oo ay dhashay iyo gabadh shaqaale u ah si ay kaadhka muwaadinka uga soo qaadato wasaaradda arrimaha gudaha.
Ilmihii y...
Wednesday, February 28, 2024
-
Aas Qaran Oo Magaalada Gabiley Loogu Sameeyay Marxuum Cabdi Xaaji Xasan Abraar Oo Dhawaan Ku Geeriyooday Garoowe!
GABILEY(W,N)-Alle Ha,unaxariistee waxaa maanta Aas qaran Xabaalaha magaalada Gabiley loogu sameeyay Marxuum Cabdi xaaji xasan abraar oo katirsanaa shaqaalaha haayada duulista ee Somaliland oo dhawaan ku geeriyooday magaalada garoo...
Wednesday, February 28, 2024
-
Wasiirka Arimaha Dibada Jsl Oo Kulan la Qaatay Safiirada Dalalka Shisheeye Ee ku Sugan Somaliland Iyo Arimaha Ay ka Wada Hadleen!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda & Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland, Dr. Ciise Kayd Maxamuud ayaa Xafiiskiisa kulan kula yeeshay Safaaradaha wadamada shisheeye ee deggan magaaladda Hargey...
Wednesday, February 28, 2024
-
Taliyaha Ciidanka Dabdemiska oo Shahaadooyin Gudoonsiiyay Askar baratay Daraasaadka Culuumta Diinta.
HARGAYSA(W,N)-Taliyaha ciidanka Dabdemiska Qaranka Somaliland sareeye guuto Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili ayaa maanta shahaadooyin gudoonsiiyay Askar dhamaystay culuumta daraasaadka Islaamiga ah, kuwaasoo muddo ku baranayay talisk...
Tuesday, February 27, 2024
-
Maydka Marxuum Cabdi Xaaji Oo ku Geeriyooday Garoowe Ayaa Laga Soo Dajiyay Garoonka Diyaaradaha Ee Caasimada Hargaysa
HARGAYSA(W,N)-Alle ha,unaxariistee marxuum cabdi xaaji xasan abraar oo ka shaqaynayay haayada duulista somaliya ayaa maalintii shalay ku geeriyooday magaalada garoowe ee maamulka goboleedka punthland kaasi oo geeridiisu dhalisay d...
Tuesday, February 27, 2024
-
Madaxwayne Biixi Oo Sheegay In Aan Loo Ooyi Doonin Dadka Reer Somaliland Ee Muqdisho Lagu Laayay!
HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jsl muuse biixi oo ka qaybgalay aaska maxruum Axmed Aadan oo ah muwaadinkii labaad ee reer Somaliland ee si arxandaro ah loogu dilay magaalada muqdisho ayaa wax lalayaabo ku tilmaamay falalka gayiga soma...
Tuesday, February 27, 2024
-
Duuliyihii Diyaarada Qadar Airways Ka Hadlay Halis Ay Ku Galeen Hawada Somaliya Kadib Markii Maamulka Hawada Ee Muqdisho Siiyeen Amaro Khaldan!
Sida uu baahiyay Telefishanka Al-Jazeera, Maamulka Diyaaradda Qadar Airways ayaa sheegay in mid kamida Diyaarahadoodu ay halis ku gashay Meel ku dhaw hawada Soomaaliya kadib markii qof ka tirsan maamulka Hawada ee Soomaaliya, ee f...
Tuesday, February 27, 2024
-
Khilaafkii Golaha Deegaanka Hargaysa Oo Lasoo Afjaray Iyo Xoghayaha Dawlada Hoose Ka Hadlay!
HARGAYSA(W,N)-Khilaaf maalmihii udanbeeyay udhexeeyay xildhibaanada golaha deegaanka degmada hargaysa Iyo Maayar Mooge ayaa maanta lasoo afjaray kadib markii kulan uu agaasimay xoghayaha dawlada hoose ee hargaysa siciid nuur jaama...
Tuesday, February 27, 2024
-
Aas Qaran Oo Maanta Magaalada Hargaysa loogu Sameeyay Marxuumkii Labaad Ee Reer Somaliland Ee Lagu Dilay Muqdisho!
Hargeysa(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay Aas qaran oo duleedka Koonfureed Galbeed ee xabaalaha masallaha Hargeysa loogu sameeyey marxuum Axmed Aadan Cabdiraxmaan oo dhawaan s...
Tuesday, February 27, 2024
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Tacsi Udiray Marxuum Xildhibaan Xuseen Madar Xoosh (Suleex) Oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa
TACSI MADAXWEYNE: 26/02/2024.
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa...
Monday, February 26, 2024
-
Warar Dheeraada Oo Kasoo Baxaya Geerida Muwaadin Reer Somaliland Oo Maanta Ku Geeriyooday Magaalada Garoowe!
HARGAYSA(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxaa magaalada garoowe ee maamul goboleedka Punthland maanta ku geeriyooday Marxuum CABDI XAAJI XASSAN ABRAAR Oo ahaa Saraakiisha ugu saraysa ee mudada badan ka shaqaynayey Hay'ada dulimaadyada ...
Monday, February 26, 2024
-
Maayar Mooge Oo Ka Hada Ka Hadlay Wararka Sheegaya In Xilka Laga Qaadayo!
HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa cabdikariim axmed mooge ayaa goordhawayd ka hadlay wararka sheegaya in xilka laga qaadayo iyo khilaafka ka taagan golaha deegaanka
Sidoo kale maayar mooge ayaa sheegay in uu xilka ka ta...
Monday, February 26, 2024
-
Xildhibaan Guruuje Oo Ka Hadlay Xilka Qaadis La Doonayo In Lagu Sameeyo Maayarka Caasimada Hargaysa Iyo Fariinta Uu Diray!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan axmed nuur guruuje oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa ka hadlay khilaaf la sheegay in uu ka taagan yahay golaha deegaanka hargaysa iyo xilka qaadis la doonayo in lagu sameeyay maayar...
Monday, February 26, 2024
-
Maamulka Dawladda Hoose Gabiley Oo kormeer Kusoo Maray Dhismaha Wadada Dugsigga Sarre Ee Qalax.
GABILEY(W,N)-Wadadan oo muhiim u ah Bulshadda Xaafadaha Wadajir Iyo Laagbarako gaar ahaan Ardayda Dugsigga Sare ee Qalax ayay Dawladda Hoose Gabiley ka hirgalisay magaaladda Gabiley.
Wadadan oo Cabirkeedu dhan yahay 2Km ayaa fu...
Monday, February 26, 2024
-
Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo Sidiiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Burco
BURCO(W,N)-Abwaan cabdiraxmaan abees qoraago buuga mayal ayaa maanta sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalo madaxda gobolka togdheer ee burco oo uu habeenka jimaha kusoo bandhigi doono muuga mayal.
https://www.youtube.com/watch?v...
Monday, February 26, 2024
-
Maydka Marxuumkii Labaad Ee Reer Somaliland Ah Ee Lagu Diley Muqdisho Oo Maanta Laga Soo Dajiyay Garoonka Caasimada Hargaysa
HARGAYSA(W,N)-Alle ha,unaxariistee maydka marxuum axmed Aadan oo hore xildhibaan uga soo noqday maamulka somaliya ayaa maanta maydkiisa laga soo dajiyay goroonka diyaaradaha ee caasimada hargaysa
Masuuliyiin xukuumada katirsan ...
Monday, February 26, 2024
-
Xisbiga Waddani Oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah Ku Qaabiley Laba Urur Siyaasadeed Oo Kusoo Biiray.
HARGAYSA(W,N)-Xisbiga WADDANI ayaa maanta munaasibad balaadhan ku soo dhaweynaya hoggaamiyeyaasha ururrada siyaasadda ee Daljir iyo Ubax mudane Baashe Cabdi Gaboobe iyo mudane Saleebaan Daahir Dogox oo xisbiga ku soo biiray.
ht...
Sunday, February 25, 2024
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Sheegay In Loo Aari Doono Marxuum Cabdinaasir Oo Si Arxandaro Udileen Maamulka Somaliya!
Madaxwaynaha Jsl Oo Sheegay In Loo Aari Doono Marxuum Cabdinaasir Oo Si Arxandaro Udileen Maamulka Somaliya!
https://www.youtube.com/watch?v=Nf3YS4OGbNU...
Sunday, February 25, 2024
-
Madaxweynaha Somaliland Oo ka Qaybgalay Aas Qaran oo Loo Sameeyey Marxuum Cabdinaasir Muuse oo Dhawaan Muqdisho lagu Dilay
Gabiley-25-02-2024-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay Aas qaran oo magaalada Gabiley loogu sameeyey marxuum Cabdinasir Muuse Dahable oo dhawaan dil shirqool ah loogu geystay ma...
Sunday, February 25, 2024
-
Xukuumada Somaliland oo shaacisay natiijada baadhitaan Ay ku Samaysay maydkii marxuum Cabdinaasir!
Natiijada baadhitaan cusbitaalka Guud ee Magaalada Hargeysa ku sameeyey Alle ha u naxariistee Maydkii Marxuum Cabdinaasir Muuse Dahable ayaa waxa ay ku ogaadeen qaabka loo dilay inuu u dhacay
Dhakhaatiir iyo khuburo caalamiya o...
Sunday, February 25, 2024
-
Dawlada Somaliland Oo War Kasoo Saaray Amaro Is khilaafsan Ee Hay’adda Duulista Somaaliya Bixisay Oo Sobobi Gaadhay Shilka Laba diyaaradood!
Hargeysa(W,N)-Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in ay isku dhici gaadheen diyaarado laga leeyahay Qatar iyo Itoobiya, kadib markii ay Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya ay siisay amar qaldan diyaarada Qatar Airways.
Q...
Saturday, February 24, 2024
-
Aqoonyahanka Iyo Haldoorka Habar Awal Oo Kulan La Qaatay Hogaanka Xisbiga Waddani Iyo Nuxurka War Murtiyeed Ka Soo Baxay!
HARGAYSA(W,N)-Aqoonyahanka, waxgaradka & Haldoorka reer Somaliland qeybo ka mid ah oo maanta hadhimo-sharafeed ku maamuusay hotelka Maansoor ee caasimadda Hargeysa Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga WADDANI Dr Cirro.
Uj...
Saturday, February 24, 2024
-
Xukuumada Somaliland Oo Shaaciyay Wakhtiga La Aasayo Marxuum Cabdinaasir Muuse Iyo Halka Lagu Aasi Doono!
HARGAYSA(W,N)-Gudida qaban qaabada aas Alle Ha,unaxariistee marxuum cabdinaasir muuse Dahable oo ka kooban wasiiro,maayarka gabiley iyo xildhibaano katirsan baarlamaanka Somaliland ayaa galabta shaaciyay in maalinta bari ah la aas...
Saturday, February 24, 2024
-
Dawlada Itoobiya Oo Markale Shaacisay In Heshiiska Ay Somaliland La Gashay Uu Waafaqsan Yahay Sharciga Caalamiga Ah!
ADIS ABABA(W,N)-Dawlada itoobiya ayaa markale cadaysay in heshiiska is afgarad ee ay la gashay Somaliland uu waafaqsan yahay xeerarka caalamiga islamarkaana aanu ka hor imanayn sharciyada utaala caalamka maadama ay jamhuuriyada So...
Saturday, February 24, 2024
-
Xisbiyada Mucaaridka Ah Ee Waddani, Ucid Iyo Urur Siyaasadeedka Kaah Oo Kulan Ku Yeeshay Magaalada Hargaysa Iyo Arimaha Ay ka Wada Hadleen!
HARGAYSA(W,N)-Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka ah ee Waddani, Ucid Iyo Urur syiyaasadeedka Kaah Ayaa galabta Kulan Ku Yeeshay Guriga Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Kulan kaasi oo ay sedexda dhinac kala hogaaminayeen...
Saturday, February 24, 2024
-
Maydka Marxuuum Cabdinaasir Muuse Oo Maanta Laga Soo Dejiyay Garoonka Diyaaradaha Ee Caasimada Hargaysa Iyo Xukuumada Oo War Kazoo Saartay
HARGAYSA(W,N)-Maydka Alle Haunaxariistee Marxuum Cabdinaasir Muuse Dahable oo dhawaan si arxandaro ah loogu dilay magaalada muqdisho oo uu ka shaqayay haayadaha duuliska ayaa maanta maydkisii la keenay hargaysa halkaasi oo ay xuku...
Saturday, February 24, 2024
-
War Ka Nixiyay Cadowga Somaliland Oo Kasoo Yeedhay Dalka Sweden!
SWEDEN(W,N)-Jaaliyada somaliland ee ku dhaqan dalka sweden ayaa qabatay munaasibad balaadhan oo lagu taageerayo heshiiska somaliland iyo itoobiya.
Safiirka somaliland ufadhiya jsl amb sakariye xasan caways oo isago ka gadh...
Friday, February 23, 2024
-
Masuuliyiin Xukuumada Katirsan Oo kormeeray Dhismaha Wadada Magaalada Wajaale .
TOG WAJAALE(W,N)-Masuuliyiin xukuumada katirsan oo ay weheliyaan maamulka degmada wajaale ayaa kormeer kusoo maray dhismaha wadada halbolwaha ee isku xidha labada dal oo dhismahegu socday hadana gabo gabo ku dhaw yahay.
https:/...
Friday, February 23, 2024
« Previous Page — Next Page »
|
|