|
|||||
WAJAALE NEWS
Aqoonyahanka Iyo Haldoorka Habar Awal Oo Kulan La Qaatay Hogaanka Xisbiga Waddani Iyo Nuxurka War Murtiyeed Ka Soo Baxay!
February 24, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Aqoonyahanka, waxgaradka & Haldoorka reer Somaliland qeybo ka mid ah oo maanta hadhimo-sharafeed ku maamuusay hotelka Maansoor ee caasimadda Hargeysa Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga WADDANI Dr Cirro.
Ujeedada guud ee hadhimo-sharafeedka ayaa ahayd mid lagu nooleynayo wadajirka umadda, isku duubnida bulshada iyo la dagaalanka qoqobka, qabiilka, naxliga iyo naca mujtamaca la dhex dhigayo. Ugu dambeyn, madasha ayaa laga soo saaray war murtiyeed culus oo nuxurkiisu ahaa isku duubni & wadajir in ay Somaliland ku badbaadeyso, hormuudna uu u noqdo Murashaxa Madaxweynaha.
Related posts:Daawo:Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Kulan Uu La Yeeshay Garabkii Isbahaysiga Kulmiye Iyo Waxa ay ... Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Tacsi Udiray Marxuum Abiib Diiriye “Abiib Timacad Oo Ku G... “Waxa Reebban In Carruurta Lagula Kaco Xadgub Ama Tacaddi Jidheed, Jinsi, Maskaxeed Ama…” Wasiirka W... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|