|
|||||
WAJAALE NEWS
Maydka Marxuumkii Labaad Ee Reer Somaliland Ah Ee Lagu Diley Muqdisho Oo Maanta Laga Soo Dajiyay Garoonka Caasimada Hargaysa
February 26, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Alle ha,unaxariistee maydka marxuum axmed Aadan oo hore xildhibaan uga soo noqday maamulka somaliya ayaa maanta maydkiisa laga soo dajiyay goroonka diyaaradaha ee caasimada hargaysa Masuuliyiin xukuumada katirsan ,madhaxdhaqameed iyo xildhibaano madaarka ku qaabiley marxuumkan ayaa sheegay in xukuumadu baadhitaan kusamaysan doono maydka marxuum si xog looga helayo qaabka uu udhintay Sidoo kale masuuliyiinta ayaa sheegay in maalinta bari ah lagu aasi doono xabaalaha masalaha ee koonfurta waqooyi ee magaalada hargaysa. Related posts:Xildhibaan Bashiir Tukaale Oo Xukuumada Somaliland ku Eedeeyay In Ay Gacan ku Leedahay Xadhiga Wariy... "Waxaad Moodaa Xukuumadeena In Jin Dhago La' Uu Ku Jiro”Xildhbaanada Gobolka Sanaag Bari Oo Dhaliilo... DAAWO;-Gudoomiye faysal Cali Waraabe Oo Soo Dhaweeyay Shirkii Beelaha Mudulood Ku Qabsadeen Magaalad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|