|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiyada Mucaaridka Ah Ee Waddani, Ucid Iyo Urur Siyaasadeedka Kaah Oo Kulan Ku Yeeshay Magaalada Hargaysa Iyo Arimaha Ay ka Wada Hadleen!
February 24, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka ah ee Waddani, Ucid Iyo Urur syiyaasadeedka Kaah Ayaa galabta Kulan Ku Yeeshay Guriga Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Kulan kaasi oo ay sedexda dhinac kala hogaaminayeen Asxaabta musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani Cabdiraxmaan Cirro, gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Kaah Maxamuud Xaashi, Faysal cali waraabe UCID iyo xubno kale oo xisbiyada ka kala tirsan. Kulankan Ayaa Ahaa is xogwaraysi ah oo dhexmaray Xisbiyadda UCID, Waddani iyo Kaah ayaa lagaga Wada hadlayay arimaha Doorashooyinka, qorshashaha uyaala mucaaridka hadii madaxwayne biixi sexeexi waayo xeerka doorashooyinka isku sidkan ee isaga horyaala. Kaasi oo kusoo dhamaaday is-faham, iyadoo loo balamay in layskugu yimaado kulamo danbe.
Related posts:Madaxweynaha JSL Axmed Silaanyo, Oo tacsi u diray Reer Xaaji Cali Guhaad, Qoyskii, Ehelkii uu ka ba... DAAWO;-Ugaas Cabdirasaaq Oo Sheegay In Gudoomiye faysal Cali Waraabe Yahay Siyaasiga Kaliya Ee Jsl U... Gudoomiye Kuxigeenka Labaad Ee Golaha Wakiilada Jsl Oo Dalka Dib Ugu Soo Noqday, Wakana Warbixiyay S... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|