WARAR
-
Marwada Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo ka Farxisay Lana Ciiday Caruurta Baahiyaha Gaarka Ah Ee Magaalada Boorama
MARWADA MADAXWAYNE KUXIGEENKA SOMALILAND AYAA LA CIIDAY CARUUTADA BAAHIYAHA GAARKA QABA EE MAGAALADA BOORAMA KUWAASI OO AY KA FARXISAY.
https://www.youtube.com/watch?v=Z2q-07eNG7E...
Thursday, April 11, 2024
-
Dumar Muxsiniin Ah Oo Ka Farxiyay Caruurta Ku Jirta Xarunta Agoomaha Magaalada Hargeysa.
HARGAYSA(W,N)-Dumar reer Somaliland oo muxsiniin ah ayaa deeq ay ku ciidaanka gaadhsiiyay caruurta ku jirta xarunta agoomaha ee magaalada hargaysa
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://www.youtube.com/watch?v=vqDVSLNQxJI...
Thursday, April 11, 2024
-
Aas Qaran Oo Magaalada Boorama Loogu Sameeyay Marxuum Sh. Maxamuud Caateeye Oo Kamid Ahaa Imaamada Magaalada!
BOORAMA(W,N)-ALLE HA,UNAXARIISTEE WAXAA MAANTA AAS QARAN MAGAALADA BOORAMA LOOGU SAMEEYAY IMAAMKII MIDKAMID AH MASAAJIDADA BOORAMA MARXUUM SHEEKH MAXAMUUD CAATEEYE OO MUDO DHEER CULIMADA MAGAALADA AHAA
WAXAANA AASKA MARXUUMKA...
Thursday, April 11, 2024
-
Shacabka Ku Dhaqan Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale Oo Siwayn u Oogay Tukashada Salaada Ciidul Fidriga!
WAJAALE(W,N)-Kumanaan kamid ah shacabka ku dhaqan magaalo ganacsiyeedka tog wajaale ayaa siwayn u oogay tukashada salaadii ciida kuwaasi oo ku tukaday garoonka magaalada
Waxaana tukashada salaada kala qaybgalay maamulka degmada...
Wednesday, April 10, 2024
-
“Walaalkaygii Aan Sharfay Een Waxwalba Ugeeyey, Ayaa Maanta Leh, Somaliland Oo La Aqoonsado, Waxa Iga Dhaw Shabaab ….” Madaxweyne Biixi.
HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland oo bacda salaadii ciidul fidriga la hadlay shacabka Somaliland ayaa farta ku fiiqay cadaawada ay maamulka muqdisho uhayaan Somaliland iyo sida ay uga aamusan yihiin sedex kamid ah...
Wednesday, April 10, 2024
-
Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Daahir Riyaale Oo Shacabka Reer Somaliland kala Dardaarmay Ku Dhaqanka Qabyaalada.
HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynihii Hore ee Jamhuuriyada Somaliland daahir riyaale kaahin oo salaadii ciidul fidriga la tukaday shacabka ayaa kala dardaarmay ku dhaqanka qabyaalada taasi oo uu sheegay in aan lagu gaadhi horumar iyo qarann...
Wednesday, April 10, 2024
-
Magaalada Gabiley Iyo Qaabkii Looga Tukaday Salaadii Ciidul Fidriga
GABILEY(W,N)-Magaalo Madaxda Gobolka Gabiley ee Gabiley ayaa siwayn looga oogay salaadii ciidul Fidriga taasi oo kumanaan ka mid ah shacabka reer gabiley ku tukadeen garoonka kubada cagta
Sidoo kale waxaa tukada salaada ciida k...
Wednesday, April 10, 2024
-
Madaxweynaha Jsl Oo Salaadii Ciida La Tukaday Qaarka Mida Ah Shacbiga Caasimada Hargaysa.
Hargeysa-(W,N)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka ku dhaqan caasimadda Somaliland ee Hargeysa kala qaybgalay tukashada salaadda Ciidul-fidrida oo maanta laga oogay guud ahaanba dalka Ja...
Wednesday, April 10, 2024
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Shacabka Ugu Hambalyeeyey Munaasibadda Ciidul Fidrida.
Hargeysa-10-04-2024-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka reer Somaliland iyo guud ahaanba shucuubta islaamka ugu hambalyeeyey munaasibadda maalinta farxadda badan ee ciidul Fidrida.
...
Tuesday, April 9, 2024
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Cafis Ufidiyay 548 Maxbuus Oo Ku Kala Xidhan Jeelasha Dalka.
CAFIS MADAXWEYNE: 09/04/2024.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu munaasibada Ciidul Fidrida awgeed wareegto Madaxweyne uu Cafis Guud ugu fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xab...
Tuesday, April 9, 2024
-
Ciidamada Booliska Jsl Oo Amaro Culus Dul Dhigay Dhalinyarada Dalxiiska Ubaxda Maalmaha Ciida!
HARGAYSA(W,N)-Ciidamada booliska Somaliland ayaa digniino culus udiray dhalinyarada qaar maalmaha lagu jiro munaasibada ciida bisha ramadaan
Sidoo kale ciidanka booliska ayaa go,aamo kazoo saaray dhalinyarada dalxiiska ubaxa!
...
Monday, April 8, 2024
-
Dawlada Maraykanka Oo $17.5 Milyan Magdhow Usiinaya Haween Muslimiin Ah Oo Xijaabka Khasab Lagaga Saaray
NEW YORK(W,N)-Booliiska magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa lacag dhan $17.5 milyan ku bixinaya dacwad ay so gudbiyeen laba haween Muslimiin ah oo lagu qasbay inay xijaabka siibaan mar ay sawirro ka qaadayeen booliiska lag...
Monday, April 8, 2024
-
Xukuumada Somaliand Oo Sheegtay In Maalinta Bari Ah La Soomayo.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta Somaliland iyo gudi loo xilsaaray arimaha bisha ramadaan o ilaa maanta ku hawlanaa sidii loo eegi lahaa in ay bishu bilatay ayaa cawa fiidkii xaqiijiyay in aanay maalinta bari a...
Monday, April 8, 2024
-
War Ka Farxiyay Shacabka Somaliland Oo Kasoo Yeedhay Waftigii Dawlada Ingiriiska Ee Socdaalka Ku Joogay Dalka!
HARGAYSA(W,N)-Xubno ka tirsan golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland, Iyo qaar ka mid ah mudanayaasha golaha wakiillada iyo guddoomiyaha rugta ganacsiga ayaa kulan casho-sharaf ah magaalada Hargeysa kula qaatay weftigii ka soc...
Sunday, April 7, 2024
-
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Tacsi Udiray Marxuum Abiib Diiriye “Abiib Timacad Oo Ku Geeriyooday Dalka Jermalka!
Alleh Ha,unaxariistee Waxaa Dalka Jermalka Maanta Galinkii Danbe Ku Geeriyooday siyaasi/Muj Abiib Diiriye Nuur “Abiib Timacad” oo ka Mid ahaa haldoorka Reer Somaliland
Siyaasi Abiib Timacad Ayaa wuxuu xilal wasiirnimo...
Sunday, April 7, 2024
-
Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay 170 Qof Oo Tahriibayaal Ah!
CEERIGAABO(W,N)-Ciidanka ilaalada xeebaha saldhiga sadexaad Gobolka Sanaag ayaa gacanta kusoo dhigay 170 qof oo tahriibyaaal oo isugu jira rag iyo dumar iyo doonidii ay saarnayeen hawlgal ay ciidanka ka sameeyeen dhinaca badda gaa...
Sunday, April 7, 2024
-
Waftigii Ka Socda Dalka Ingiriiska Oo Booqasho Ku Tagay Marsada Berbera Iyo Waxyaabaha Ay Kusoo Arkeen!
BERBERA(W,N)-Wafti xilldhibaano iyo masuuliyiin kale iskugu jira oo ka socda dawlada boqortooyada ingiriiska ee maalmihii udanbeeyay ku sugnaa Somaliland ayaa maanta safar u tagay magaalo madaxda gobolka saaxil Ee Berbera
Xubna...
Sunday, April 7, 2024
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Dhambaal Tacsi Ah Udiray Marxuum Siyaasi Abiib Diiriye Oo ku Geeriyooday Dalka Jarmalka.
Madaxwaynaha jsl Oo dhambaal tacsi ah udiray qoyska iyo shacabka reer somaliland uu ee ka baxay Marxuum Muj. Abiib Diiriye Nuur "Abiib Timacad"
TACSI MADAXWEYNE: 07/04/2024.
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.
M...
Sunday, April 7, 2024
-
Maamulaha Guud Ee Shirkada Dahabshiil Oo Caawa Booqasho Ku Tagay Suuqa Magaalada Hargaysa Iyo Fariinta Uu Udiray Bulshada!
HARGAYSA(W,N)-Maamulka guud ee shirkada dahabshiil cabdirashiid maxamed siciid ducaale ayaa caawa lagu arkay isagoo ku suga badhtamaha suuqa hargaysa kaasi oo ay kasocoto udiyaar garowga ciida ramadaan islamarkaana ay ka adeeganay...
Saturday, April 6, 2024
-
Waftigii Ka Socday Dawlada Ingiriiska Oo Booqday Suuqyada Magaalada Hargaysa Iyo Goobo Kale
HARGAYSA(W,N)-Wafti balaadhan oo ka socday dawlada boqortooyada ingiriiska kuna sugnaa caasimada Somaliland ee hargaysa ayaa booqasho ku tagay suuqyada magaalada hargaysa, jaamacada hargaysa, cisbitaalka adna
Sidoo kale waftiga...
Saturday, April 6, 2024
-
Maydka Marxuumkii Uu Liqay Dhaamka Dilla Oo Lagu Guulaystay In la Helo Mudo 24Sacadood Kadib!
DILLA(W,N)- Baadhitaan socday in ka badan 24 saacadood waxaa goor dhawayd la helay maydka Marxuum Cabdiraxmaan Mukhtaar oo shalay subax uu liqay dhaamka degmada Dila ee gobolka Awdal.
Masuuliyiinta Gobolka Ayaa ilaa saaka duljo...
Saturday, April 6, 2024
-
Dhaam Biyoodka Magaalada Dilla Oo Liqay Wiil Dhalinyaro Ah Iyo Baadi Goobka Loogu Jiro Maydkiisa
DILA(W,N)-Dhaam biyoodka Magaalada Dilla Oo Liqay Alle Ha,unaxariistee Cabdiraxmaan Mukhtaar Cali Iyo Maydkiisa Oo Ilaa Hada Baadi Goob Loogu Jiro.
Waxa ilaa hada lagu gudajiraa hawlgal balaadhan oo lagu baadi goobaayo maydka A...
Friday, April 5, 2024
-
Prof Ibrahim Meecaad Oo Ka Hadlay Siyaasiyiinta Iyo Dadkale Ee Cimrada Ama Xajka Utaga Arimaha Siyaasadeed Iyo Sawiro!
CANADA(W,N)-Prof Ibraahim Maxamed Meecaad oo kamid ah aqoonyahanka reer Somaliland ayaa ka hadlay arimo mudooyin kusoo badanaysa in ay ku kacaan siyaasiyiinta somalida iyo dadka qaar taasi oo ah in cimrada ama xajka ay utagaan ari...
Friday, April 5, 2024
-
Wasiiro Xukuumada Katirsan Oo Ka Qaybgalay Xidhitaanka Tartanka Bisha Ramadaan Ee Degmada Wajaale
TOG WAJAALE(W,N)-Wasiirka Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Oo Uu Weheliyo Wasiirka Beeraha Ayaa Galabta Ka Qayb galay Xidhitaanka tartanka Bisha Ramadaan Ee Degmada Tog-wajaale Oo Ay maalgalisay Dawlada Hoose Ee Degmada wajaa...
Friday, April 5, 2024
-
Hogaanka Ciidamada Booliska Oo Kormeeray Suuqa Magaalada Hargaysa Iyo Fariinta Ay Direen!
HARGAYSA(W,N)-Hogaanka ciidamada booliska Somaliland ayaa caawa fiidkii kormeer ukuurgalida xaaladaha abni ku tagay suuqa magaalada hargaysa oo ay ka socoto udiyaar garowga ciida bisha ramadaaan oo fooda inagu soo haysa.
Sidoo ...
Friday, April 5, 2024
-
Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Arimaha Dibada Jsl Oo Madaar Cigaal Kusoo Dhawaysay Wafti Ka Socda Dalka Ingiriiska!
HARGAYSA(W,N)-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland marwo Rooda Jaamac Cilmi oo uu weheliyo wakiilka Somaliland u fadhiya Ingiriiska Amb Cabdi Cabdillaahi Xirsi (Day...
Friday, April 5, 2024
-
“Siyaasiyiinta Soomaaliya Waxa Ay Noqdeen Haiti-da Afrika” Gudoomiye Faysal.
Hargeysa(W.N)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in dalka aan iskii isku maamuli karin ee Soomaaliya ay leedahay dhaqanka siyaasadda dalka Haiti.
Sidaasna waxa uu ku sheegay qor...
Friday, April 5, 2024
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Caawa Kormeer Ku Tagay Xarunta Wasaarada Warfaafinta Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo caawa Kormeeray Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland.
Waxaana madaxwaynaha Xarunta wasaarada warfaafinta kusoo dhaweeyay w...
Thursday, April 4, 2024
-
Citizen TV Oo Soo Bandhigay Warbixin Majeeratay Nabadgelyada Somaliland Iyo Nolosha Kiiniyaanka ka Shaqeysta Dalka Jsl
NARIOBI(W,N)-Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda Marwo Rooda Jaamac Cilmi, ayaa soo dhaweysay warbixin togan oo uu Somaliland ka baahiyay Telefishanka Citizen Tv Kenya oo ka warramay nolosha Kiiniyaanka ka shaqeysta Somaliland.
...
Thursday, April 4, 2024
-
Wasiirka Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Biriijyada Dooxyada Arabsiyo Oo Daadkii Khasaare Soo Gaadhsiiyeen!
ARABSIYO(W,N)-Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Mudane Raabi Cabdi Maxamed, Maareeyaha Wakaaladda Horumarinta Wadooyinka Somaliland Eng Mawliid Nuux Ibraahim iyo Guddoomiyaha Guddida Mashruuca Bebera...
Thursday, April 4, 2024
-
Dadkii Laga Raray Dhaamka Daami Oo Laga Farxiyay Iyo Maayar Mooge Oo La Dardaarmay!
HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa oo ka qaybgalay munaasibad maalgalin loogu samaynayay dadkii laga raray dooxa daami ayaa dardaaran culus ujeediyay dadkii lasiiyay gaadiidka yar yar oo ay ku shaqaynsan doonaan.
https:/...
Thursday, April 4, 2024
-
Xildhibaan Sanbaloolshe Oo Markale Loo Magacaabay Agaasimaha Haayada Sirdoonka Somaliya Ee NISA
MUQDISHO(W,N)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyey magacaabista Agaasime cusub oo ay yeelatay Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaran ee NISA, xilkaas oo loo magacaabay Cabdullaahi Maxamed Cali (Sa...
Thursday, April 4, 2024
-
Wasiirka Wasaarada Biyaha Jsl Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Kormeeray Goobta Laga Dhisi Doono Dhaamka Degmada Dacar budhuq.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaaradda Horumarinta khayraadka Biyaha Dr Sulayman Yusuf Cali koore oo uu wehelinayo Wasiirka Wasaaradda Shaqo-galinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska JSL Eng Cali Cumar Maxamed ( Eng Cali xoorxoor), Marwo ...
Wednesday, April 3, 2024
-
Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Magaalada Hargaysa Ku Qabatay Kulan Dhaqaale Loogu Ururinayo Falastiin
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta somaliland ayaa magaalada hargaysa ku qabtay kulan kaasi oo ujeedadiisu ahayd sidii loo taakulayn lahaa shacabka reer falastiin ee tabaalaysan.
https://www.youtube.com/watch?...
Wednesday, April 3, 2024
-
Ex Madaxwayne Daahir Riyaale Oo Ka Hadlay Sobobta Uu u Aas Aasay Tvga Qaranka Jsl
HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynihii hore ee somaliland daahir riyaale kaahin oo maanta booqday xarunta wasaarada warfaafinta isagoo kormeeray xarunta tvga qaranka oo uu isagu aas aasay
Sidoo kale ex riyaale ayaa ka hadlay sobobta keent...
Wednesday, April 3, 2024
-
Kulan Lagaga Hadlayay Wacyi Galinta Mukhaadaraadka Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Kulan bulshada lagaga wacyi galinayay mukhaadaraadka ayaa lagu qabtay magaalada hargaysa
Sidoo kale ciidanka booliska ayaa digniin la xidhiidha isticmaalka mukhaadaraadka udirayshacabka reer hargaysa.
HALKAN KA...
Wednesday, April 3, 2024
-
Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Daahir Riyaale Oo Booqsho Ku Tagay Wasaarada Warfaafinta Iyo Dardaaranka Uu Siiyay!
HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynihii hore ee jamhuuriyada Somaliland daahir Rayaale Kaahin ayaa maanta Booqasho ku tagay xarunta wasaarada warfaafinta Somaliland halkaasi oo uu kusoo dhaweeyay wasiirka wasaarada warfaafinta iyo hawlwadeena...
Wednesday, April 3, 2024
-
Ciidamada Booliska Somaliland Oo Soo Badbaadiyay 3Qof Oo Gaadhi Ay Saarnaayeen Uu Qaaday Dooxa Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Ciidamada Booliska Somaliland ayaa gurmad ufadiyay sedex qof iyo gaadhi ay saarnaayeen oo uu caawa fiidkii qaaday dooxa magaalada hargaysa
Sidoo kale ciidamada booliska jsl ayaa digniin udiray wadayaasha gaadiidka...
Tuesday, April 2, 2024
-
Wasiir Kuxigeenka Arrimaha Dibadda Jsl Oo soo Dhaweysay Warbixin ka Baxday Telefishan Laga Leeyahay Dalka Kenya!
Hargeysa(W,N)-Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda Marwo Rooda Jaamac Cilmi, ayaa soo dhaweysay warbixin togan oo uu Somaliland ka baahiyay Telefishanka Citizen Tv Kenya oo ka warramay nolosha Kiiniyaanka ka shaqeysta Somaliland.
...
Tuesday, April 2, 2024
-
Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Raashin Uqaybisay Qoysas Danyar Ah Oo Ku Dhaqan Degmada Madheera Ee Gobolka Saaxil
HARGAYSA(W,N)-Hay'adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Qaranka oo kaashanaysa Hay'adda Islamic Releif ayaa 150 qoys Raashin u qaybisay dadka kaamka Barakacayaasha Degmada Mandheera ee Gobolka Saaxil.
https://www.youtube.com/wat...
Tuesday, April 2, 2024
« Previous Page — Next Page »
|
|