|
|||||
WAJAALE NEWS
“Walaalkaygii Aan Sharfay Een Waxwalba Ugeeyey, Ayaa Maanta Leh, Somaliland Oo La Aqoonsado, Waxa Iga Dhaw Shabaab ….” Madaxweyne Biixi.
April 10, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland oo bacda salaadii ciidul fidriga la hadlay shacabka Somaliland ayaa farta ku fiiqay cadaawada ay maamulka muqdisho uhayaan Somaliland iyo sida ay uga aamusan yihiin sedex kamid ah shanty somaliyeed oo qaarkood dawlad gaar ah iyo halka laba kamid ahi ay wax la dhisteen dalal kale oo aan somalida ahayn. Sidoo kale madaxwayne biixi ayaa markii uhoraysay duurxul siyaasadeed kula hadlay madaxwaynaha hogaamiya dalka jabuuti ismaaciil cumar geele oo kamid ah hogaamiyayaasha kazoo horjeeda in ay Somaliland noqoto dal madax banana. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO;-Safiirka Jsl Ee Dalka Uk Oo Kulan La Yeeshay Jaaliyada Reer Somaliland Ee Magaalada Birmingha... Wafti Uu Hogaaminayo Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Wadani Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Laascano... DAAWO;-Qurba Joogta Reer Somaliland Ee Dalalka Canada Iyo Australia Oo Siwayn Uxusay Sanad Guuradii ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|