|
|||||
WAJAALE NEWS
Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay 170 Qof Oo Tahriibayaal Ah!
April 7, 2024 - Written by Editor:CEERIGAABO(W,N)-Ciidanka ilaalada xeebaha saldhiga sadexaad Gobolka Sanaag ayaa gacanta kusoo dhigay 170 qof oo tahriibyaaal oo isugu jira rag iyo dumar iyo doonidii ay saarnayeen hawlgal ay ciidanka ka sameeyeen dhinaca badda gaar ahaana deegaanka Waqadariya xeebaha bari ee Gobolka Sanaag ayaa lagu soo qabtay. Saldhiga ciidanka ilaalada xeebaha ee Gobolka sanaag ayaa lagu xidhay doonidan iyo tahriibyaal Ethipian ah oo ku socday dalka Yemen Ciidanka ayaa waday labadii bilood udanbeeyey hawlgalo lagu sugayo amniga badda iyo la-dagaalanka budhacad badeed , argagixisada iyo kaluumaystada sharci darad ah iyo tahriibka.
Related posts:DAAWO;-Markabkii Xoolaha Ka Qaadey Berbera Ee Ku Xayirnaa Jiddah Oo laga Dajinayo Xoolihii Iyo Qaabk... Wasiirka kalluumaysiga Somaliland oo soo galitaanka maamulka Puntland ee Dhahar sabab uga dhigay gaa... Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Oo Shacabka ka Tacsiyadeeyay Geerida Marxuum Gaashanle Dhexe Daahir ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|