|
|||||
WAJAALE NEWS
Magaalada Gabiley Iyo Qaabkii Looga Tukaday Salaadii Ciidul Fidriga
April 10, 2024 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Magaalo Madaxda Gobolka Gabiley ee Gabiley ayaa siwayn looga oogay salaadii ciidul Fidriga taasi oo kumanaan ka mid ah shacabka reer gabiley ku tukadeen garoonka kubada cagta Sidoo kale waxaa tukada salaada ciida kala qaybgalay masuuliyiin xukuumada katirsan, gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga kulmiye,Xiildhibaano katirsan golaha wakiilada, maamulka gobolka ka iyo ka degmada kuwaasi oo shacabka la hadlay kuna dardaaray in ay ilaashadaan nabadgalyadooda. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Milicsiga Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo Ex Wasiir Shucayb Ka Jeediyay Maalintii Uu La ... Muj Juuqda Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka, Sheegay In Madaxwayne Biixi Dayacay ay Halgamayaashii SNM Ay ... DAAWO; Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Walaac Xoogan ka Mujiyey Go,aan ka Gaadhida Arinta Saami Qay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|