WARAR
-
Wasiirka Wasaarada Gaadiidka & Horumarinta Jidadka Jsl Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Gobolka Sanaag
CEERIGAABO(W,N)-Wefti uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda gadiidka iyo horumarinta jidadka oo Safar shaqo ugu baxay Gobolka Sanaag ayaa kormeeray wershadda ugu weyn ee jayga laga soo saaro ee degmada gar'adag isagoo Halkaasi kula...
Saturday, April 20, 2024
-
“Waxa Aan Usoo Jeedinayaa Xisbiyada/Ururada Siyaasadda Iyo Danneeyayaasha Somaliland In loo Diyaargaroobo Doorashooyinka, Iyada Oo Loo Tartamayo Si Xarago Iyo Xilkasnimo Leh”Sonsaf
Waxa aan soo dhawaynayaa go’aanka maanta ka soo baxay Guddida Doorashooyinka Qaranka ee ay si rasmi ah ugu muddeeyeen doorashooyinka isku-lammaan ee Madaxtooyada iyo Xisbiyada iyo Ururada Siyaasadda Qaranka JSL in ay dalka ka ...
Saturday, April 20, 2024
-
Xukuumada Somaliland Oo Soo Dhawaysay Wakhtiga Komishanku Ucayimiyeen Qabsoomida Doorashada Madaxtooyada Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada Xidhiidhka Golayashaa Somaliland ahna Afhayeenka Xisbi Xaakimka Kulmiye Cabdinaasir Buuni ayaa soo dhaweeyay warka maanta kazoo baxay komishanka doorashooyinka Somaliland kaasi oo lagu cayimay wakh...
Saturday, April 20, 2024
-
Ciidanka Dab Damiska Jsl Oo Dooxa Hargaysa Kasoo Saaray Maydka Wiil Dhalinyaro Ah Oo Mudo Todobaad Ah Eheladiisu La,aayeen!
Alle Haw Naxariistee Wiil dhalinyara oo lagu magacaabi jiray Cabdifataax Aadan Cismaan ayaa mardhawayd ciidanka Dabdemisku ka soo saareen Maydkiisa Dhir ku taala agagaarka Dooxa weyn ee magaaalada Hargeysa, gaar ahaan dhinaca xaaf...
Saturday, April 20, 2024
-
Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Si Rasmi Ah Ushaaciyay Wakhtiga Ay Dhacayso Doorashada Isku Sidkan Ee Madaxtooyada Iyo Ta Ururada
Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta ku dhawaaqay Jadwalka Doorashada Madaxtooyada iyo Doorashada Toos ka ah ee Xisbiyada Qaranka JSL. Taas oo la qaban doono,13 Nov 2024.
Sidoo kale Komishanka doorashooyinka Somali...
Saturday, April 20, 2024
-
Wasiirka Diinta Iyo Aqwaafta Jsl Oo Ka Hadlay Qorshe Xukuumadu Kaga Hortagayso Dhaqan Xumada Iyo Mukhaadaraadka!
Wasiirka Diinta Iyo Aqwaafta Jsl Maxamed xaaji Aadan Ayaa Ka Hadlay Qorshe cusub oo Xukuumadu Kaga Hortagayso Dhaqan Xumada Iyo a dagaalada Mukhaadaraadka iyo sida ay umideeyeen gudiyada kala duwan ee la dagaalama arimahaasi...
Friday, April 19, 2024
-
Toos Udaawo; Munaasibada Bandhiga Buuga Suul Dhabaale
TOOS UDAAWO;Munaasibad lagu soo bandhiga buug laga qoray alle ha,unaxariistee abwaan cabdi cali wayd ayaa caawa ka socota magaalada hargaysa Gaar huteelka maansoor
https://www.youtube.com/watch?v=BTBLTDajscc...
Friday, April 19, 2024
-
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah loogu Sameeyay Magaalada Jidah
Madaxweyne Kuxigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), uu wehelinayo Gudoomiyaha Xisbiga Talada haya ee KULMIYE, ahna Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed iyo Ma...
Friday, April 19, 2024
-
Hargaysa; Wiil Yar Oo Liqay Musbaar Iyo Qaabkii Looga Soo Saaray
Wiil yar oo ku nool magaalada hargaysa ayaa liqay musbaar kaasi oo dhakhaatiirtu kasoo badbaadiyeen kana soo saareen.
https://www.youtube.com/watch?v=bZD_x9qtMAI...
Friday, April 19, 2024
-
Siyaasi Axmed Muumin Oo Sheegay In Ay kala Tageen Reer Awdal Iyo Kulmiye, Ex Madaxwayne Riyaale Ugu Baaqay In Aanay Shaadhkiisa Isticmaalin.
BOORAMA(W,N)-Wasiirkii Hore ee wasaarada beeraha somaliland axmed muumin seed ayaa ka dareen celiyay kulan ay maalintii shalay magaalada boorama uu ku qabtay madaxwaynihii hore ee sommaliland daahir riyaale oo ay weheliyaan masuul...
Friday, April 19, 2024
-
Sedex Caruur Ah Oo Walaalo Ah Oo ku Dhintay Roobab ka Da,ay Deegaano Katirsan Gobolka Saaxil
Saddex carruur ah ayaa ku naf waayey daad kasoo rogmaday Roobab xoogan oo ka dayey deeganka xididaalay ee Degmada Laasciidle ee Gobolka Saaxil.
Roobabka ayaa gelinkii dambe shalay iyo habeenimadii xalay ka dayey deegaanka...
Friday, April 19, 2024
-
Muj Cabdilaahi Dirawal Oo Luuqadii Ugu Adkayd Kula Hadlay Madaxwayne Biixi
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka horseed cabdilaahi iimaan dirawal oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa eedo culus ujeediyay madaxwayne biixi isagoo sheegay in uu isagu hormuud uyahay doorasho aan loo joojin ururkiisa ...
Thursday, April 18, 2024
-
Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Daahir Riyaale Oo Kulan La Qaatay Haldoorka Gobolka Awdal Iyo Arimo Xasaasiya Oo Uu Kala Hadlay!
BOORAMA(W,N)-Madaxwaynihii Hore ee Jamhuuriyada Somaliland daahir riyaale kaahin ayaa hadhimo sharafeed ku maamuusay haldoorka gobolka awdal taasi ooay ku weheliyeen xubno kamid ah golaha wasiirada maamulka gobolka awdal, maayarka...
Thursday, April 18, 2024
-
Shirkii Golaha Wasiirada Jsl Iyo Nuxurka Qodobada Kasoo Baxay!
WAR-SAXAAFADEED.
Hargeysa-18-04-2024-(W,N)-Fadhigii 127aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo lagu lafo-guray qodobbo kala ...
Thursday, April 18, 2024
-
Maayar Mooge Oo Wacad Ku Maray In Xoolaha Magaalada Awood Lagaga Saari Doono, Xili Ay Hore Dawlada Hoose Hooyo Ugu Dishay!
Maayar Mooge Oo Wacad Ku Maray In Xoolaha Magaalada Awood Lagaga Saari Doono, Xili Ay Hore Dawlada Hoose Hooyo Ugu Dishay!
https://www.youtube.com/watch?v=UdDcV4YmPCI...
Wednesday, April 17, 2024
-
Wasiirka Wasaarada Deegaanka Oo Booqasho Ku Tagtay Xarunta Wasaarada Warfaafinta
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada JSL Maro Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare, ayaa booqasho ku tagtey xarunta wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta xilli olole dhir beeris ahi ka socday.
https://w...
Wednesday, April 17, 2024
-
Badhasaabka Gobolka Awdal Oo Booqday Xerada Ciidamada Qaranka Ee Goroyo Cawl Oo Ay Ka Socoto Udiyaar Garowga Xuska18may
BOORAMA(W,N)-Badhasaabka gobolka awdal ayaa maanta booqasho ku tagay xerada ciidanka qaranka ee deegaanka goroyo cawl taasi oo ay ka socoto udiyaar garowga ciidamada ee xuska maalinta qarannimada somaliland ee ingau soo foolka leh...
Wednesday, April 17, 2024
-
Xildhibaan Siciid Cudhay Oo Si Cad Uga Horyimid Amar Maalintii Shalay La Dul Dhigay Dadka Danyarta Ah Ee Ku Ganacsada Agagaarka Suuqa Waaheen!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Siciid Cudhay oo kamid ah mudanayaasha golaha deegaanka hargaysa ayaa ayaandaro ku tilmaamay in aan ilaa hada la dhisi suuqii danyartu lahayd ee waaheen xili aybmaalintii shalay maayarka iyo gudida dhismah...
Wednesday, April 17, 2024
-
Madaxdhaqameed Iyo Xildhibaano Si Adag Uga Hadlay Xadhiga Fanaanad Ugbaad Aragsan!
HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah madaxdhaqameedka Somaliland iyo xildhibaano katirsan golaha wakiilada ayaa si kulul uga hadlay xadhig ay habeenkii xalay xukuumada kula kacday fanaanada dadayar ee Ugbaad Aragsan
https://www.youtube.c...
Wednesday, April 17, 2024
-
Maayarka Caasimada Oo Digniin Culus Udiray Dadka Ku Ganacsatada Agagaarka Wadada Suuqa Waaheen!
Maayarka Caasimada Oo Digniin Culus Udiray Dadka Ku Ganacsatada Agagaarka Wadada Suuqa Waaheen!
https://www.youtube.com/watch?v=87h67XToM9s...
Tuesday, April 16, 2024
-
Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Ee Somaliland Oo Xukun Adag Ku Riday Askari Fal Noociisu Ku Cusub Yahay Dalka Ku Kacay!
HARGAYSA(W,N)-Maxkamadda Ciidamada Darejada 1aad ayaa saaka 7 sannaddood oo xadhiga ku xukuntay Dable Maxamed Cabdi Xariir oo ka tirsanaa Ciidamada Booliska JSL kaasi oo isagoo dirayska ku labisan degmada Axmed Dhagax ku baadhay l...
Tuesday, April 16, 2024
-
Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalo Madaxda Gobolka Awdal Ee Boorama!
BOORAMA(W,N)-Madaxwaynihii Hore ee Jamhuuriyada Somaliland Daahir Riyaale Kaahin ayaa Maanta Sidiiran Loogu Soo dhaweeyay magaalo madaxda Gobolka Awdal Ee Boorama.
Waxaana soo dhawaynta ex madaxwayne riyaale hormuud ka aha...
Tuesday, April 16, 2024
-
Dr Cali Oo Maanso Qiiro leh Ku Sabootiyay Marxuum Abiib Diiriye Nuur.
Dr Cali Cabdilaahi oo kamid ah aqoonyahanka reer Somaliland islamarkaana ay ehel dhow aahaayeen marxuum Abiib Diiriye Nuur “Abiib Timacad” ayaa maalintii aaskiisa ku sabootiyay maanso duco iyo doorkii uu ku suntanayaa ka tiriy...
Monday, April 15, 2024
-
Wasiir Kuxigeenka Cusub Ee Wasaarada Ganacsiga Jsl Oo Xilkii La Wareegay
HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka cusub ee wasaarada ganacsiga iyo warshadaha Somaliland ayaa maanta xilkii kala wareegay wasiir kuxigeenkii hore ee wasaarada oo loo badalay wasaarad kale
Waxaana masuuliyiinta xilka ukala wareeji...
Monday, April 15, 2024
-
Dawlada Turkiga Oo Xayiraad Dhanka Fiisaha ah Kusoo Rogay Dalal Ay Soomaaliya Ka Mid Tahay!
laga billaabo maanta oo April ay tahay 15, 2024, waxay dowladda Türkiye dhaqan gelin doontaa sharci culus oo lagu soo rogay dhoofayaasha transit-ka ku ah garoonka diyaaradaha ee Istanbul Airport, kuwaasi oo ku sii waajahan dalalk...
Monday, April 15, 2024
-
Wasiir Ku-xigeenka Khaarajiga Jsl Oo Ku Diirsatay Abaalmarinta Caalamiga ah Ee la Gudoon Siiyay Dr. Edna Aadan
Hargeysa(W,N)- Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland, Rooda Jaamac Cilmi ayaa bogaadisay Drs. Edna Aadan oo la gudoon siiyay abaalmarinta caalamiga ah ee Templeton P...
Monday, April 15, 2024
-
Isbadelka Cimilada Aduunka Iyo Saamaynta Uu Ku Yeeshay Qaarkamid ah Gobolada Somaliland!
Isbadalka Cimilada Aduunka Ayaa saamayn wayn ku yeeshay badi gobolada Somaliland kuwaasi oo uu isbadalay heer kulkoogu islamarkaa aad ukululaaday.
https://www.youtube.com/watch?v=PSAHcIEsV4s...
Monday, April 15, 2024
-
IRAN Oo La Wareegtay Markab Xamuul Ah Oo Marayay Marin Biyoodka Hormuz!
Ciidamada ilaalada kacaanka ee Iiraan ayaa gacanta ku dhigay markab xamuul ah oo xidhiidh la leh Israa’iil kaasi oo Sabtida maanta ah marayey marin biyoodka Hormuz, sida ay warisay wakaaladda wararka ee Iiraan, waxayna tani iman...
Sunday, April 14, 2024
-
Shir Lagaga Hadlayay Arimaha Abniga Jsl Oo ka Qabsoomay Miiska Saraakiisha Iyo Qodobada Kasoo Baxay!
Maanta oo ku beegan 14-04-2024()- waxaa ka qabsoomay Xarunta Miiska Saraakiisha shirkii amniga, kaasoo ku saabsanaa adkaynta amniga guud ee Dalka, gaar ahaana amniga gudaha iyo xuduudaha Dalka, shirkan waxaa ka soo qaybgalay Taliy...
Sunday, April 14, 2024
-
Dawlada Iiraan Oo Fulisay Hanjabadii Ay Hore Ugu Dirtay Israa,iil Iyo Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymo Ay Habeenkii Xalay Ka Gaysatay Caasimada Israa,iil!
TIHRAN(W,N)-Dowladda Iran ayaa hadashay gantaalo aargoosi ah iyo duqeymo diyaaradeed oo ka dhan ah Israa'iil, si ay uga jawaabaan weerarkii Israel ee kowdii Abriil ee ka dhanka ahaa xarumaha diblomaasiyadeed ee Iran ay ku lahayd...
Sunday, April 14, 2024
-
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Shacabka Jsl Ee “S.P.P” Oo Dhambaal Tacsi Ah Udiray Qoyskii Iyo Shacabka Uu Ka Baxay Marxuum Abiib Diiriye.
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Shacabka Somaliland ee SPP Garyaqaan Maxamed Maxamuud Xaashi “Timo” oo maanta ka qaybgalau aas qaran oo magaalada hargaysa loogu sameeyay marxuuum Muj Abiib Diiriye Nuur “Abiib Timacad Ayaa ka ...
Saturday, April 13, 2024
-
Barnaamijka; Aaskii Marxuum Abiib Diiriye Iyo Haldoorka Reer Somaliland Oo Ka Xogwaramay Taariikh Nololeedkiisii!
HARGAYSA(W,N)-Alle Ha,unaxariistee waxaa maanta aas qaran magaalada Hargaysa oogu sameeyay Marxuum Muj Abiib diiriye nuur oo isla maanta maydkiisa laga keenay dalka jarmalka oo uu ku geeriyooday
Siyaasiyiin madaxdhaqameed, boqo...
Saturday, April 13, 2024
-
Madaxdhaqameedka Jsl Oo War Cusub Kasoo Saaray Muwaadinkii Reer Somaliland Ee Muqdisho Lagu Dilay Iyo fariinta ay Udireen Maamulka Xasan Sh.
Madaxdhaqameedka Jsl Oo War Cusub Kasoo Saaray Muwaadinkii Reer Somaliland Ee Muqdisho Lagu Dilay Marxuum Cabdinaasir Muuse Dahable Iyo fariinta ay Udireen Maamulka Xasan Sh.
Sidoo kale Madaxdhaqameedkan ayaa ka hadlay dhalin...
Saturday, April 13, 2024
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Looggu Sameeyay Marxuum Muj Abiib Diiriye Nuur.
HARGAYSA(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ka qayb-galay Aas Qaran oo loo sameeyey Marxuum Mujaahid Abiib Diiriye Nuur (Abiib Timacad) oo ku geeriyooday Dalka Jarmalka balse maanta la keenay...
Saturday, April 13, 2024
-
Maydka Marxuum Abiib Diiriye Oo Caawa laga Soo Anba Bixiyay Dalka Jarmalka Iyo Wkhtiga Uu Hargaysa Kusoo Beegan Yahay
GERMANY(W,N)-Mayka Marxuum Muj Abiib diiriye Nuur (Abiib timacad) ayaa caawa fiidkii laga soo qaaday dalka jarmalka oo uu ku geeriyooday waxaana madaarka kazoo sabootiya wakiilka Somaliland ee jarmalka iyo xubno kale oo reer Somal...
Friday, April 12, 2024
-
Isuduwaha Wasaarada Hawlaha Guud Ee Gobolka Gabiley Oo Joojiyay Iibka Dhul Dan Guud Ah Oo Ku Yaala Degmadda Arabsiyo!
GABILEY(W,N)-Isuduwaha Gobolka Gabiley ee Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Guryayta Somaliland Muxiyadiin Muxumed Faarax Ayaa Qoraal Kasoo Baxay Xafiiskiisa 08/04/2024 Wuxuu Ku Joojiyay iibka Dhul Dan Guud ah oo ku yaala degmada arabsiy...
Friday, April 12, 2024
-
Dawladda Kiiniya Oo Xasan Sheekh Ubandhigtay Heshiis Ay Dawladaha Bariga Afrika Ku Wadaagayaan Isticmaalka Iyo khayraadka Badaha.
NARIOBI(W,N)-Sida ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters; Kiiniya ayaa soo jeedisay in heshiis dhinaca badda ah gaar ahaan gobolka, wax lagaga qaban karo xiisadda u dhaxeysa dalalka Itoobiya iyo Soomaaliya.
Heshiiska ay da...
Friday, April 12, 2024
-
Prof Ibrahim Meecaad Oo Si Qotodheer Uga Hadlay Siyaasada Arimaha Dibada Somaliland Iyo Xidhiidhkii Maraykanka
CANADA(W,N)-Prof ibraahim maxamed mecaad oo kamid ah aqoonyahanka somaliland ayaa si qotodheer uga hadlay siyaasada arimaha dibada somaliland iyo qaabka ay ushaqayso
Sidoo kale prof meecaad ayaa xogo cusub ka sheegay xidhiidhki...
Friday, April 12, 2024
-
Gudida Qaban Qaabada Aaska Marxuum Abiib Diiriye Oo Shaaciyay Wakhtiga La Keenayo Maydkiisa Iyo Halka Lagu Aasi Doono!
HARGAYSA(W,N)-Gudida qaban qaabada aaska alle ha,unaxariistee Muj Abiib Diiriye Nuur (Abiib Timacad) oo dhawaan kugeeriyooday dalka jarmalka ayaa maydkiisa dalka la keeni doonaa maalinta bari ah iyadoo lagu aasi doono xabaalaha ba...
Friday, April 12, 2024
-
Hogaamiyaha Sare Ee Dalka Iraan Oo Hanjabaad Culus Udiray Israa,iil
Hoggaamiyaha sare ee Dalka Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa Arbacada mar kale uga digay Israel in “lagu ciqaabi doono” weerarkii cirka ee Dimishiq ee lagu dilay 7 ka tirsan Ilaalada Kacaanka, oo laba ka mid ah ay ahaayeen jene...
Thursday, April 11, 2024
« Previous Page — Next Page »
|
|