|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalo Madaxda Gobolka Awdal Ee Boorama!
April 16, 2024 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Madaxwaynihii Hore ee Jamhuuriyada Somaliland Daahir Riyaale Kaahin ayaa Maanta Sidiiran Loogu Soo dhaweeyay magaalo madaxda Gobolka Awdal Ee Boorama.
Waxaana soo dhawaynta ex madaxwayne riyaale hormuud ka ahaa wasiiro xukuumada katirsan,maamulka gobolka awdal iyo ka degmada boorama, madaxdhaqameed iyo qaybaha kala duwan ee bulshada reer awdal. Dhanka kale madaxwaynihii hore daahir riyaale ayaa ka hadlay soo dhawaynta diiran eek u qaabileen reer awdal isagoo uga mahadceliyay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Hogaamiyaha Xisbiga Waddani oo Xukuumada Ku Canaantay Waxka Qabasho La'aanta Colaada Ceel-afwayn Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Jsl Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Kormeertay Dhismaha xarunta Isgaa... Rabshado Ciidamada Booliska Iyo Ganacsatada Suuqa Jaamac Gunti Ee Magalada Hargeysa Dhexmaray Iyo Da... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|