|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Daahir Riyaale Oo Kulan La Qaatay Haldoorka Gobolka Awdal Iyo Arimo Xasaasiya Oo Uu Kala Hadlay!
April 18, 2024 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Madaxwaynihii Hore ee Jamhuuriyada Somaliland daahir riyaale kaahin ayaa hadhimo sharafeed ku maamuusay haldoorka gobolka awdal taasi ooay ku weheliyeen xubno kamid ah golaha wasiirada maamulka gobolka awdal, maayarka magaalada boorama iyo labeenta reer awdal Casuumada hadhimo sharafeedka ah ee uu ufidiyay reer awdal ex madaxwayne riyaale ayaa daarnayd sidii uu ulshada reer awdal uga hadli lahaa xaaladaha siyaasadeed ee dalka ka taagan dhimsaha dekeda lughaya ee gobolka awdal Dhanka kale madaxwayne riyaale ayaa dardaaran culus siiyay qaybaha kala duwan ee reer awdal. Related posts:Jariirada Hindian Ocean Newsletter Oo Soo bandhigtay in Dawlada Maraykanku ay Cuno-Qabatayn ku Saar... Golaha Wasiirrada Somaliland Oo War-Murtiyeed Ka Soo Saaray Hadal Maamulka Somaaliya Hore Uga Soo Ye... DAAWO;-Taliska Ciidamada Qaranka Jsl Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Dagaalkii Saaka Iyo Tirada Maxaabiist... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|