|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Axmed Muumin Oo Sheegay In Ay kala Tageen Reer Awdal Iyo Kulmiye, Ex Madaxwayne Riyaale Ugu Baaqay In Aanay Shaadhkiisa Isticmaalin.
April 19, 2024 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Wasiirkii Hore ee wasaarada beeraha somaliland axmed muumin seed ayaa ka dareen celiyay kulan ay maalintii shalay magaalada boorama uu ku qabtay madaxwaynihii hore ee sommaliland daahir riyaale oo ay weheliyaan masuuliyiin xukuumada katirsan Sdoo kale siyaasi seed ayaa sheegay in ay kala tageen reer awdal iyo kulmiye islamarkaana ay doonayaa wasiir xukuumadu in ay daahir riyaale kusoo daba gabadaan islamarkaana isticmaalaan shaadhkiisa. Related posts:DAAWO;-Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Dilkii Gudoomiyihii Maxkamada Gobolka Sool Oo Shalay Lagu Dilay ... Gudigi Qaban Qaabada shirka Sacad Muuse oo ugu baaqay garabadii kale inay ku soo biiraan shaaciyeyna... Xukuumadda Somaliland Oo Heshiis Laga Gashay Shirkad Cusub Oo La Yidhaahdo ANSAN WIKFS Oo Shiidaalka... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|