CEEL AFWAYN(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland Amb Maxamed cali Aw cabdi oo maanta soo xidhay shirkii nabadaynta beelaha walaalaha ah ee ceel afwayn ayaa dardaaran culus ujeediyay isagoo faray in ay fuliyaan go,aamadaa kazoo baxay shirkii nabadaynta
Sidoo kale Madaxwayne kuxigeenka ayaa sheegay ka xukuumad ahaan in ay fulinayaan go,aamadaasi.