WAJAALE NEWS

Muuwadinka Leh Beer Biyood Uu Baabiiyay Dhaamka Gabiley Oo Fariin Udiray Xukuumada Madaxwayne Biixi.

GABILEY(W,N)-Dhaamka xukuumada Somaliland ka samayaysay waqooyiga magaalada gabiley ayaa biyihii kazoo rogmaday waxay khasaare ugaysteen beero bustaano ah oo ku dhaw kuwaasi oo ay dhex fadhiisteen biyihiin

Muwadinka leh beer kamid ah beeraha uu baabiiyey dhaamka gabiley ayaa fariin diray madaxwaynaha Somaliland oo uu sheegay in uu ubalan qaaday 8beerood oo ay midyihiin islamarkaana khasaare soo gaadhay in uu magdhow siinayo balse aanay waxba ka fulin

Dhanka kale dadka leh beeraha ayaa ka digay khasaaraha ka iman doono waji labaad ee dhaamkan.

 

Exit mobile version