Gudoomiyaha Maxkamada sare ee Somaliland ahna gudoomiyaha maxkamada dastuuriga ah Aadan Xaaji cali ayaa ka warbixiyay arimo badan oo uu goob joog u ahaa doorashadii udanbaysay ee somaliland ka dhacda
Sidoo kale Gudoomiye aadan ayaa beesha dhexe ugu baaqay in ay xiligan ubaahan tahay talo qaran oo ay iskugu yimaadaan si loo badbaadiyo masiirka Somaliland islamarkaana ay isku turxaan bixiyaan cidii wax kala tabanaysa.