WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland Oo Sheegtay In Saamigii Dekeda Berbera Laga Siiyay Dawlada Itoobiya La Horgayn Doono Baarlamaanka

HARGAYSA(W,N)-Xukuumada somaliland ayaa sheegay in saamigii dekeda berbera laga siiyay dawlada itoobiya ee ahaa 19% go,aan ka gaadhidiisa la hor gayn doono golaha wakiilada somaliland

Exit mobile version