Xukuumada Somaliland Oo Sheegtay In Saamigii Dekeda Berbera Laga Siiyay Dawlada Itoobiya La Horgayn Doono Baarlamaanka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Sheegtay In Saamigii Dekeda Berbera Laga Siiyay Dawlada Itoobiya La Horgayn Doono Baarlamaanka
February 26, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xukuumada somaliland ayaa sheegay in saamigii dekeda berbera laga siiyay dawlada itoobiya ee ahaa 19% go,aan ka gaadhidiisa la hor gayn doono golaha wakiilada somaliland

COMMENTS
LINKS