|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Jsl Oo ka hadlay Arimo Door ah Iyo Talo Uu usoo Jeediyay Beesha Dhexe Ee Somaliland
May 5, 2025 - Written by Editor:Gudoomiyaha Maxkamada sare ee Somaliland ahna gudoomiyaha maxkamada dastuuriga ah Aadan Xaaji cali ayaa ka warbixiyay arimo badan oo uu goob joog u ahaa doorashadii udanbaysay ee somaliland ka dhacda Sidoo kale Gudoomiye aadan ayaa beesha dhexe ugu baaqay in ay xiligan ubaahan tahay talo qaran oo ay iskugu yimaadaan si loo badbaadiyo masiirka Somaliland islamarkaana ay isku turxaan bixiyaan cidii wax kala tabanaysa. Related posts:DAAWO; Salaadiinta Beesha Ciise Muuse Oo Ku Dhawaaqaya Xiliga Uu Qabsoomayo Shirka Aaya Katashiga ... DAAWO;Gudoomiyaha Gudida Arimaha Bulshada Ee Golaha Wakiilada Oo Si Adag Uga Hadlay Tacadi Uu Mad... Wasiirka Cadaalada Oo Ka Warbixiyay Heerka Ay Marayso Cadaalada Somaliland Iyo Xadhiga Dad Siyaabo K... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|