WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Maxaabiista Somaliland Ee Ku Xidhan Laascanood Iyo Arimo Kale Oo Xasaasiya

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland ayaa ka hadlay maxaabista Somaliland ee kuxidhan laascanood iyo kuwa reer laascanood ee Somaliland gacanta ku hayso

Sidoo kale gudoomiye saleebaan ayaa ka hadlay mawqifkiisa gudida nabada ee madaxwaynaha Somaliland magacaabay iyo hadalada ay warbaahinta isku mariyaan madaxdhaqameedka somaliland.

Exit mobile version