Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Maxaabiista Somaliland Ee Ku Xidhan Laascanood Iyo Arimo Kale Oo Xasaasiya | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Maxaabiista Somaliland Ee Ku Xidhan Laascanood Iyo Arimo Kale Oo Xasaasiya
May 5, 2025 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland ayaa ka hadlay maxaabista Somaliland ee kuxidhan laascanood iyo kuwa reer laascanood ee Somaliland gacanta ku hayso

Sidoo kale gudoomiye saleebaan ayaa ka hadlay mawqifkiisa gudida nabada ee madaxwaynaha Somaliland magacaabay iyo hadalada ay warbaahinta isku mariyaan madaxdhaqameedka somaliland.

COMMENTS
LINKS