Wasiir kuxigeenka wasaarada caafimaadka Somaliland marwo samsam maxamed saalax ayaa ka hadashay doorka ay ku leeyihin qaadlayaashu dadka dhimirka xanuunsanaya
Sidoo kale marwo samsam ayaa sheegtay hadii ganacsatada reer Somaliland sakada sifiican ubixiyaan in aanay jirteen wax faqiirka ahi.