Wasiirku Xigeenka wasaarada caafimaadka jsl Oo Sheegtay In Dadka Dhimirka Ka Xanuunsanaya Ay Waaleen Qaadlayaashu | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirku Xigeenka wasaarada caafimaadka jsl Oo Sheegtay In Dadka Dhimirka Ka Xanuunsanaya Ay Waaleen Qaadlayaashu
April 24, 2025 - Written by Editor:

Wasiir kuxigeenka wasaarada caafimaadka Somaliland marwo samsam maxamed saalax ayaa ka hadashay doorka ay ku leeyihin qaadlayaashu dadka dhimirka xanuunsanaya

Sidoo kale marwo samsam ayaa sheegtay hadii ganacsatada reer Somaliland sakada sifiican ubixiyaan in aanay jirteen wax faqiirka ahi.

 

COMMENTS
LINKS