Taliyaha ciidanka qaranka Somaliland oo ka hadlay munasibad lagu qaramaynayay ciidamada madaniga ah ee deegaanada qorilugud ayaa faah faahin ka bixiyay nooca ay noqonayaan ciidamada kaydka ah ee uu sheegay madaxwaynaha Somaliland in lasamayn doono
Sidoo kale taliye gaaxnuug ayaa ciidamada la qaramaynayo ugu bushaareeyay daryaal xukuumadu usamayn doonto.