Hargeysa (WJN) – Wasiirka wasaarada Cadaalada Somaliland Cabdirisaaq Cali Cabdi, ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeedhay Madaxweyne ku xigeenka maamulka Garoowe Axmed Cilmi Cismaan (Karaash), oo sheegay inaan Maamulkiisa iyo Somaliland aanay nabadgalyo ku wada noolaaneyn inta sida uu sheegay Somaliland haysato Gobolka Sool.
Dhinaca kale, Wasiirka Cadaalada Somaliland ayaa ka hadley xaalada magaalada Badhan ee gobolka Sanaag.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wajaalenews Desk
Hargeysa Office
Wajalenews@gmail.com