|
|||||
WAJAALE NEWS
Maxay Somaliland Kaga Jawaabtay Eedihii Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland?
June 8, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN) – Wasiirka wasaarada Cadaalada Somaliland Cabdirisaaq Cali Cabdi, ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeedhay Madaxweyne ku xigeenka maamulka Garoowe Axmed Cilmi Cismaan (Karaash), oo sheegay inaan Maamulkiisa iyo Somaliland aanay nabadgalyo ku wada noolaaneyn inta sida uu sheegay Somaliland haysato Gobolka Sool. Dhinaca kale, Wasiirka Cadaalada Somaliland ayaa ka hadley xaalada magaalada Badhan ee gobolka Sanaag.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Wajaalenews Desk Hargeysa Office Wajalenews@gmail.com Related posts:Daawo: Maayarkii Hore Ee Berbera Cabdale Sandheere Oo Shaaciyay In Uu Ku Biiray Xisbiga Waddani DAAWO;-Wadayaasha Gaadiidka Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Wasaarada Gaadiid Oo Ku Khasbaysa In Ay Ba... Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Oo Goob-Goob U Tagay Fadhiisimada Ciidanka Qaranka Ee Xeebaha Galb... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|