Taliyaha Ciidanka Qaranka Jsl Sharaxaad Ka Bixiyay Nooca Ciidamada Kaydka ah Ee Madaxwaynaha Somaliland Ku Dhawaaqay In La Samayn Doono! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidanka Qaranka Jsl Sharaxaad Ka Bixiyay Nooca Ciidamada Kaydka ah Ee Madaxwaynaha Somaliland Ku Dhawaaqay In La Samayn Doono!
April 21, 2025 - Written by Editor:

Taliyaha ciidanka qaranka Somaliland oo ka hadlay munasibad lagu qaramaynayay ciidamada madaniga ah ee deegaanada qorilugud ayaa faah faahin ka bixiyay nooca ay noqonayaan ciidamada kaydka ah ee uu sheegay madaxwaynaha Somaliland in lasamayn doono

Sidoo kale taliye gaaxnuug ayaa ciidamada la qaramaynayo ugu bushaareeyay daryaal xukuumadu usamayn doonto.

COMMENTS
LINKS