HARGAYSA(W,N)-Suldaan Mawliid cali ibraahim (sabayse) oo kamid ah madaxdhaqameedka reer Somaliland gaar kuwa beesha subeer awal ayaa bulshada uu madax dhaqameedka uyahay uga digay in lagu sawiro calan magaca beesha subeer awal lagu soo qoray oo 24sacadood ee udanbeeyay la wareejinayay baraha bulshada
Sidoo kale suldaan mawliid ayaa tilmaamay doorka beesha subeer awal ku leedahay Somaliland islamarkaana aanay gayi in lagu xumeeyay calan maadamada oo ay tahay mulkiilayaasha Somaliland
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;