WAJAALE NEWS

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda dib-u-dajinta JSL Oo Kormeer kusoo Maray Kaamka Barakacayaasha Ee Degmada Madheera

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda dib-u-dajinta iyo arrimaha Bani’aadannimada JSL Mukhtaar Cabdi Jaamaca (Baaxo) iyo wafti uu hogaaminayo oo kormeer indho indheyn ah ugu tagay  kaamka Barakacayaasha ee Mandheera.

Halkaas oo uu kula kulamay dadkii kaamka ku noolaa iyo gudiyadiiba, wuxuuna soo kormeeray ceel biyood oo halkaa ku yaalay.

Exit mobile version