WAJAALE NEWS

DAAWO; Ruushka oo Gantaalaha S 300 Ku Rakibay Suuriya (Xogta Dahsoon)

Xukuumada Mosko ayaa sii wadda inay dhegaha ka furaysato dhaleecayn kasta oo looga soo jeediyo arimaha Suuriya, xilli ay xiisadda u dhexaysa maraykanka iyo ruushkuna ay cirka isku sii shareerayso waxana ruushku ku rakibeen gantaalaha difaaca cirka ee noocoodu yahay S=300  saldhigooda ciidan ee ay ku leeyihiin ay Magaalada darduus ee waqooyi galbeed dalka suuriya.

https://youtu.be/eYRuDYv_4_w

Exit mobile version