|
|||||
WAJAALE NEWS
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda dib-u-dajinta JSL Oo Kormeer kusoo Maray Kaamka Barakacayaasha Ee Degmada Madheera
April 30, 2025 - Written by Editor:Agaasimaha Guud ee Wasaaradda dib-u-dajinta iyo arrimaha Bani’aadannimada JSL Mukhtaar Cabdi Jaamaca (Baaxo) iyo wafti uu hogaaminayo oo kormeer indho indheyn ah ugu tagay kaamka Barakacayaasha ee Mandheera. Halkaas oo uu kula kulamay dadkii kaamka ku noolaa iyo gudiyadiiba, wuxuuna soo kormeeray ceel biyood oo halkaa ku yaalay. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|